Category: WARARKA MAANTA
Sacuudi Carabiya oo muwaadiniinta ajaaniibta ah u ogolaanayaa inay soo gudan karaan cumrada sannadkan
August 8, 2021 Sacuudi Carabiya ayaa muwaadiniinta ajaaniibta ah u ogolaanayaa inay soo gudan karaan cumrada sannadkan…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda oo ka warbixisay xogta COVID-19 ee Somaliya
August 8, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo u hambalyeeyay gudiga doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi
August 8, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa…
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo gaartay Muqdisho goor dhawayd
August 8, 2021 Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Raychelle Omamo ayaa goordhaw gaartay magaalada Muqdisho halkaas oo…
Baraha bulshada waxaa aad looga hadal hayaa Guumeys ku dhintay shil baabuur magaalada New York
Axad: August 8, 2021 Baraha ay bulshadu ku xiriirto iyo bogagga intarneedka waxaa aad looga hadal hayaa…
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka oo si kulul u cambaareeyay Dowladda Bishaar Al-Asad
Axad: August 8, 2021 Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa si kulul u cambaareeyay weerar…
Wasiirka Arrimaha dibadda kenya oo lagu wado inay booqasho ku timaado Muqdisho.
Axad: August 8, 2021 Wasiirka Arrimaha dibadda waddanka Kenya, Raychelle Omamo ayaa lagu wadaa, in ay maanta…
Ciidamada dowladda iyo Daraawiishta Jubaland oo dagaal kula galay Al-shabaab degaanka Baar-sanguuni
Axad: August 8, 2021 Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay weheliyaan Daraawiishta Jubaland, oo ku sugan Gobolka…
Hadal hayn badan oo ka dhalatay amar caawa kasoo baxay madaxweyne Farmaajo
Sabti: August 7, 2021 Hadal hayn badan ayaa ka dhalatay amar caawa kasoo baxay madaxweyne Farmaajo oo…
Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday farmaajo oo soo saaray in hey’adaha dowladdu ay gali karin heshiis ama is af-garad
Sabti: August 7, 2021 Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray dikreeto lagu shaaciyey…
Mareykanka iyo UK oo muwaadiniintooda ka dalbaday si dhaqso leh uga baxaan Afghanistan
Sabti: August 7, 2021 Dowladaha Mareykanka iyo UK ayaa muwaadiniintooda ka codsaday in ay si dhaqso leh…
Kooxda Taliban oo la wareegtay gacan ku haynta magaalo uu awood ku leeyahay dagaal ooge caan ah
Sabti: August 7, 2021 Kooxda Taliban ayaa Sabtida maanta ah la wareegtay gacan ku haynta magaalo uu…