Category: WARARKA MAANTA
Digniin loo diray markabka dagaal UK ee ku dhawaaday xuduudda Shiinaha
Sabti: july 31 2021 Shiinaha ayaa uga digay raxanta marakiibta dagaalka ee Ingiriiska ee Carrier Strike Group…
Macallinkii Dugsiga Hoose Dhexe ee noqday madaxweynaha Dalka Peru
Sabti: july 31 2021 Kaddib hannaan doorasho oo dheer oo xiisad wata, ayaa Pedro Castillo waxa uu…
Dab xooggan oo qabsaday xarunta warshadda Isbuunyada Tabaarak Garoowe.
Sabti: july 31 2021 Dab xooggan ayaa qabsaday xarunta warshadda Isbuunyada ee Tabaarak ay ku leedahay magaalada…
shaqaale lagu dilay weerar lala beegsaday Markab marayey meel ka baxsan Xeebaha Cummaan.
Sabti: july 31 2021 2 shaqaale ayaa lagu dilay weerar lala beegsaday Markab nooca Shidaalka qaada oo…
Kaymo ku yaal Turkiga oo gubanaya iyo Kooxo dab demis ah oo la tacaalaya
Sabti: july 31 2021 Kaymo ku yaal dalka Turkiga ayaa gubanaya, kumanaan Kooxo dab demis ah ayaa…
Ciidamada Jubbaland oo saakay illaa xalay howl-gallo ka wada magaallo xeebeedka Kismaayo
Sabti: july 31 2021 Ciidamada ammaanka ee Jubbaland ayaa saaka, illaa xalay howl-gallo ka wada magaallo xeebeedka…
Israa’iil iyo Hindiya ma waxay rabeen inay burburiyaan nuclear-ka Pakistan?
Jimco: july 30 2021 Isbuucan waxaa la xusayay soo afjariddii dagaalkii Kargil ee dalalka Hindiya iyo Pakistan…
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay isku soo dhiibeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab Galmudug
Jimco: july 30 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isku soo dhiibeen saraakiil katirsan dagaalameyaasha Al-Shabaab,…
Booliiska Uganda oo xiray Soomaali lala xiriiriyay falal sharci darro
Jimco: july 30 2021 Sida warinayaan warbaahinta dalka Uganda, booliiska degmada Moroto ayaa xiray dad soomaali ah…
War saxaafadeed ka soo baxay xubnaha beesha caalamka oo lagu taageeray Doorashadii Aqalka Sare
Jimco: july 30 2021 War saxaafadeed ka soo baxay xubnaha beesha caalamka ayaa waxaa lagu taageeray horumarka…
Farmaajo, Rooble, Madoobe Qoor Qoor iyo Xasan Sheekh oo ka hadlay qaraxii galabta Kismaayo
Jimco: july 30 2021 Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee…
Dhibaatooyinka Shaqo la’aanta: Qaar ka mid ah howlaha ugu yaabka badan adduunka
Jimco: july 30 2021 Xilli ay sii korsheyso dhibaatada shaqo la’aanta ee ka jirta caalmak, haddana dadka…