Category: WARARKA MAANTA
Ugu yaraan afar cayaartooy oo ku dhintay Qaraxii Kismaayo
Jimco: july 30 2021 Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen…
Masuuliyiinta dalka Sri Lanka oo sheegay in dalkooda laga helay dhagax qiimo ahaan jooga 100 milyan oo dollar.
Jimco: july 30 2021 Masuuliyiinta dalka Sri Lanka ayaa sheegay in dalkooda laga helay dhagax qiimo ahaan…
Gobolka Galgaduud maleeshiyo beeleed dad shacab ah ku dilay deegaanka Galdogob.
Jimco: july 30 2021 Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleed ay dad shacab…
Gen. Tareedisho “ xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gaaraya 31-ruux ayaan ku dilnay Dagaalkii Degmada Buulo Burte
Jimco: july 30 2021 Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa…
beesha Geri-koombe oo sheegtay in Kursigii aqalka Sare ay ka dhaceen Deni iyo axmed Madoobe
Jimco: july 30 2021 Ugaaska guud ee Beesha Geri-koombe, Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo maanta warbaahinta kula…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo London kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha UK Johnson
Jimco: july 30 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa London kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britain…
Dagaal culus oo ka socda gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya.
Jimco: july 30 2021 Dagaal culus ayaa laga soo sheegayaa gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Ciidamada federaalka…
Taliye Xijaar oo xilkii ka qaaday Taliyihii saldhiga Booliska degmada jowhar
Jimco: july 30 2021 Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday saldhiga…
Askari Maraykan ah oo loo haysto inuu dab qabadsiiyay markab dagaal
Jimco: july 30 2021 Ciidanka badda Maraykanka ayaa dacwad ka gudbiyay askari loo haysto in sanadkii 2020…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka hadlay doorashadii Kismaayo.
Khamiis: july 29 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay doorashadii maanta…
Xildhibaanno ka soo Jeeda Somaliland oo ku shiray muqdisho soona saaray War-murtiyeed.
Khamiis: july 29 2021 Xildhibaanno tiradooda ay tahay 40 oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka soomaaliya, …
Garsoorka dalka Tunisia oo furay baaritaan la xiriira eedeymo sheegaya in xisbiyada siyaasadeed
Khamiis: july 29 2021 Garsoorka dalka Tunisia ayaa furay baaritaan la xiriira eedeymo sheegaya in xisbiyada siyaasadeed…