Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlayt Qarax ka dhacay Coomaad.

Arbaco: july 28 2021 Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay Gaari la sheegay in laga soo buuxiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo ka hor timid liiska xubnaha musharraxiinta Aqalka Sare ee Jubbaland.

Arbaco: july 28 2021 Guddoomiyaha guddiga uu dhowaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay u ololeynta  iyo xaqiijinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Suldaanka beesha Mareexaan oo ka digay qorshe Farmaajo uu QOOR QOOR u dhiibay

Arbaco: july 28 2021 Suldaan Bayle Cumar Daad, oo ah Suldaanka beesha Mareexaan oo Madaxwayne Farmaajo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Human Rights Watch oo sheegtay in ciidamada Israa’iil ay galeen dambiyo dagaal.

Arbaco: july 28 2021 Hay’adda u doodda xuquuqda aadnaha ee Human Rights Watch waxay sheegtay ciidamada Israa’iil…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari kamid ah kuwa QM oo lagu dilay weerar ka dhacay Jamhuuriyada Afrikada dhexe

Arbaco: july 28 2021 Wakalada AFP ayaa sheegtay in askari kamid ah kuwa nabad ilaalinta QM lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Jigjiga oo ka socoto bannaan-bax weyn oo looga horjeedo xasuuq la sheegay in Canfartu ka gaysteen

Arbaco: july 28 2021 Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida DDS waxa saaka ka socda bannaan-bax…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ku wajahan Jubbaland.

Arbaco: july 28 2021 Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabley hubaysan oo Gobolka Sool xalay ku af-duubtay dad rayid ah

Arbaco: july 28 2021 Dabley hubaysan oo ka soo jeeda Gobolka Sool, ayaa xalay degaanka Carrooley ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Islaamulka Soomaalida ee Ethiopia oo ka hadashay xasuuqii shalay

Arbaco: july 28 2021 War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Islaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Iran oo sheegtay inay qabatay hawl-wadeeno ka tirsan Sirdoonka Israel ee Mossad

Talaado: july 27 2021 Iran ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in ciidamadeeda amniga ay xireen shabakad u…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Soomaalida iyo Canfarta qasaare ka dhashay

Talaado: july 27 2021 Wararka ka imanaya degmada Garba Ciise ee waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Weriye Soomaali ah oo ka tagay shaqada dowladda Itoobiya kadib dagaalka Soomaalida iyo Canfarta

Talaado: july 27 2021 Nasridiin Xasan Daahir oo kamid ah suxufiyiinta Soomaalida ee ka howlgala teleefishinka Qaranka…