Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada GalMudug oo goobo hor leh Al-shabaab kala Wareegay

Axad: july 25 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Howlgalka Dagaalka Ciidamada Dowlada iyo Al-shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo Maanta oo ku began 25-ka July 2021 dooranaya Senatarada Aqalka Sare BFS

Axad: july 25 2021 Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo ku began 25-ka July 2021 dooranaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban ee 2020/2021 oo soo saaray

Axad: july 25 2021 Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban ee 2020/2021 ayaa soo saaray shuruudaha cabashooyinka Aqalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Air Force One Sagaal sir oo ku saabsan diyaaradda madaxweynaha Mareykanka n

Axad: july 25 2021 Sida uu yahay qorshaha dowladda Mareykanka marka la gaaro sanadka 2024 waxaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan “ Haddii nabad laga rabo Afghanistan madaxweyne Ashraf Ghani-na ha iscasilo’

Axad: july 25 2021 Ururka Taalibaan ayaa sheegay iney dooneyn talada dalka Afghanistan iney xoog ku marookistaan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada Aqalka sare ee Baarlamanka Puntland oo dib u dhacday

Axad: july 25 2021 Doorashada Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa la qorsheeyay in ay dhacdo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Garoowe oo xukuntay shabakad ka kooban 9 nin oo khamriga soo gelin jiray Puntland.

Axad: july 25 2021 Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe, ayaa xukuntay shabakad ka kooban 9 nin…

Posted in WARARKA MAANTA

booliiska oo caawa soo bandhigay rag burcad ah iyo hubkii ay wateen lagu Qabtay degmada Dayniile

]Sabti: july 24 2021 Taliska booliiska Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigay rag burcad ah iyo hubkii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Lubnaan oo dalka Ciraaq shidaal kaa bedelanaya cunto lacag la’aan awgeed

Sabti: july 24 2021 Ciraaq ayaa la saxeexatay Lubnaan heshiis ay kaga iibinayso 1.9 milyan oo tan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaqaalaha gurmadka degdegga ee Hindiya oo isku dayayay inay badbaadiyaan 50 qof

Sabti: july 24 2021 Sida warka caalamkaba aad ku maqleyseen, Shaqaalaha gurmadka degdegga ee Galbeedka dalka Hindiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Daraasad cusub oo lagu ogaaday in nooc ka mid ah kolostaroolka

Sabti: july 24 2021 Daraasad cusub ayaa lagu ogaaday in nooc ka mid ah kolostaroolka oo qofka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Afghanistan oo dalka badankiisa bandoo ku soo rogtay

Sabti: july 24 2021 Xukuumadda Afghanistan ayaa bandoo habeenkii ah ku soo rogtay qaybo dalkaas ka mid…