Bandhigga Caalamiga Buugaagta Hargeysa oo maanta furmay
Sabti: july 24 2021 Magaalada Hargaysa waxa maanta ka furmay bandhigga caalamiga ah ee buugaagta ee Hargeisa…
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal & Xubno la socda oo gaaray Kismaayo
Wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT ee Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed ( Cirro)…
Jubbaland oo sheegtay inay si deg deg ah u qabaneyso doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada aqalka sare Baarlamaaanla Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Xildhibaan Xuseen…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan dalka Ingiriiska
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta ee dowladda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in uu safar…
Golaha Ammaanka oo Cambaareeyay Tallaabo uu qaaday Turkiga
Golaha Ammaanka ee QM ayaa Jimcihii cambaareeyay qorshaha ay dowladda Turkey iyo hoggaamiyeyaasha Turkish-ka ah ee waqooyiga…
Madaxweynaha DDS oo QM kala hadlay xal u helida Colaadaha & Barakacayaasha
Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida, Mustafa Muxumed Cumar ayaa waxaa uu kulan Magaalada Jigjiga kula qaatay isku duwaha…
SAWIRO:- Saraaakiil ka tirsan AMISOM oo kormeeray Goob loo asteeyay doorashada Baarlamaanka
Waxaa Maanta Goobta loo asteeyay in doorashada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland lagu qabto booqasho ku tegay saraakiil…
Ku dhowaad arday gaaraysa 2,692 oo ka qalin-jabisay Jaamacadda Jigjiga
Sabti: July 24 2021 Ardaydii ugu badnayd abid oo ka qalin jabisay Jaamacadda Jigjiga Ku dhowaad arday…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan Magaalada London
Sabti: July 24 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu…
Arday Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda gobolka Tigray
Sabti: July 24 2021 Iyadoo ay dagaallo ka socdeen Gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, ayaa waxaa…
QM oo cambaareeyay qorshaha ay dowladda Turkey ee waqooyiga Qubrus
Sabti: July 24 2021 Golaha Ammaanka ee QM ayaa Jimcihii cambaareeyay qorshaha ay dowladda Turkey iyo hoggaamiyeyaasha…
Joe Biden oo ogolaaday dib u dejin loo sameeyo dadkii u shaqayn jiray
Sabti: July 24 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ogolaaday ilaa 100-milyan doolar oo loogu talagalay…