Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in duqayn cirka ah lala beegsaday ururka Al-Shabaab
Talaado: July 20 2021 Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqayn cirka ah lala beegsaday maleeshiyada ururka Al-Shabaab…
Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday (SAWIRRO)
Talaado: July 20 2021 Iyadoo maanta geyiga Soomaalida laga ciidayo maalinta 1aad ee Ciidul Adxa ayaa munaasabadeeda…
Kolonyo gargaar bini’aadanimo u waday gobolka ay colaaduhu aafeeyeen Itoobiya oo la weeraray
Talaado: July 20 2021 Kolonyo gargaar bini’aadanimo u waday gobolka ay colaaduhu aafeeyeen ee Itoobiya ayaa la…
Hogaamiyaha ururka Al-Shabaab digniin u diray ergada doorashooyinka
Talaado: July 20 2021 Hogaamiyaha ururka Al-Shabaab ayaa u gooddiyay ergada doorashooyinka ee Soomaaliya ee lagu wado…
Weerar gantaallo ah oo lala beegsaday xarunta madaxtooyada Afghanistan
Talaado: July 20 2021 Weerar gantaallo ah ayaa lala beegsaday xarunta madaxtooyada Afghanistan intii lagu guda jiray…
Ugu yaraan 30 qof oo ciidda u tukaameysanayay oo qarax lagu laayay Dalka Ciraaq
Talaado: July 20 2021 Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu dilay tobaneeyo kalena waa lagu dhaawacay weerar…
dunida muslimka iyo dalalka ay ku nool yihiin dadka muslimiinta oo maanta looga dabaal-degaya munaasabadda Ciidda Carrafo.
Talaado: July 20 2021 Dhammaan dunida muslimka iyo dalalka ay ku nool yihiin dadka muslimiinta, ayaa maanta…
Qarax khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay magaalada Baqdaad
Talaado: July 20 2021 Qarax khasaare badan dhaliyay, ayaa ka dhacay magaalada Baqdaad ee caasimadda waddanka Ciraaq,…
Burcad hubeysan oo CapeTown xalay dil dhaawac iyo Boob u geystay dhalinyaro Soomaaliyeed
Talaado: July 20 2021 Kooxo Burcad hubeysan ah ayaa xalay magaalada CapeTown ee waddanka Koonfur Afrika ay…
Canada oo dalkeeda u oggolaatay dadka Mareykanka ah ee qaatay tallaalka COVID19
Talaado: July 20 2021 Dowladda Canada ayaa sheegtay in laga bilaabo Sagaalka bisha August, dadka Maraykanka ah…
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo diiday in uu ka qeyb gelo furitaanka ciyaaraha Olimbikada
Isniin: july 19 2021 Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in, ayaa meesha ka saaray qorshihii uu uga qeyb…
Britain iyo Yurub oo cambaareeyey weerarada dhanka internetka oo dowladda Shiinaha lagu eedeeyay
Isniin: july 19 2021 Britain iyo Midowga Yurub ayaa cambaareeyey weerarada dhanka internetka ee ay sheegeen inay…