Diyaarad ay leeyihiin militariga Nigeria oo raadinaysay dad la afduubtay oo la soo riday
Isniin: july 19 2021 Diyaarad ay leeyihiin militariga Nigeria oo raadinaysay dad lagu afduubtay waqooyiga dalkaas ayay…
Maraykanka oo Soomaalida sharciga aan lahayn Maraykanka 18 bilood lagu kordhiyey waqtiga ay sii joogi karaan
Isniin: july 19 2021 Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas ayaa ku dhowaaqay in…
Waa kuma ninka guursaday Kim Yo-jong walaashiis?
Isniin: July 19, 2021 Sannadihii ugu dambeeyay, Kim Yo-jong ayaa si wayn uga soo muuqatay saaxadda siyaasadda…
Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo soo badbaadiyey 80 tahriibeyaal ah
Isniin: July 19, 2021 Markab laga leeyahay dalka Turkiga, oo ku guda jiray waajibaadkiisa kormeerka meel ka…
shirkadaha Diyaaradaha ee Haala Airline iyo Blue Sky oo loo diiday in ay baydhabo ka dagan maanta
Isniin: July 19, 2021 Maamulka Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa amray in diyaarado rakaab siday oo…
Turkiga oo jawaab ka bixiyay go’aan xijaabka ku saabsan oo maxkamad ka soo baxay
Isniin: July 19, 2021 Turkiga ayaa dhaleeceeyay xukun ka soo baxay maxkamadda ugu sarreysa Midowga Yurub oo…
Manchester United oo sheegtay in dhakhaatiirta daweyn doonaan dhaawaca garabka ciyaaryahanka Marcus Rashford
Isniin: July 19, 2021 Maamulaha kooxda Manchester United, Ole Gunner Solskjaer, ayaa sheegay iney tahay wax aan…
Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Hirshabeele oo si kulul ugga jawaabay war ay soo saareen Midowga Murashaxiinta
Isniin: July 19, 2021 Dowlad goboleedka Hirshabeelle ee Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay in caqabad siyaasadeed ay…
Sheydaankii reer Denmark ee sameeyey sawir gacmeedyada uu ku gefay Nebi Muxamed SCW oo Baqtiyay
Isniin: July 19 2021 Farshaxamiistihii malcuunka ahaa ee reer Denmark ee sameeyey sawir gacmeedyada uu ku sheegay…
Sudan oo ka digtay buuxinta wajiga labaad ee biyo xireenka Itoobiya
Isniin: July 19 2021 Dowladda Sudan ayaa kadigtay kororka biyaha ee wabiga Niil, iyadoo uu ka da’ayo…
Biden oo ka dalbadey facebook ka hortagga wararka caafimaadka ee been abuurka ah
Isniin: July 19 2021 Madaxweynaha Mareykanka, ayaa sheegay in wararka been abuurka ee la isla dhex maro…
Shirkad laga leeyahay Israel ah oo basaastey taleefanada madax caan ah
Isniin: July 19 2021 Shikad laga leeyahay Israel, ayaa la ogaadey iney basaaseysay tiro badan oo dad…