ku dhawaad 130 qof oo ilaa haatan ku dhintay daadadka ku dhuftay galbeedka Yurub
Sabti: July 17, 2021 Ugu yaraan 120 qof ayaa ilaa haatan la ogyahay inay ku dhinteen daadadka…
Seychelles oo sii daysay shan nin oo Soomaali ah oo loo haystay danbiyo la xiriira Burcad-badeednimo.
Sabti: July 17, 2021 Dowladda Seychelles ayaa sheegtay in ay sii daysay shan nin oo Soomaali ah,…
Puntland oo sheegay in howlgal gaar ah ay ka fuliyeen gobolka bari ay ku dileen daacish
Sabti: July 17, 2021 Ciidamada maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen gobolka…
Ciidamada Danab oo Sarkaal ka tirsan Al-shabaab ku dilay Shabeelaha Hoose
Sabti: July 17, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gal qorsheysan oo ciidamada sida gaarka…
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Dhusamareeb kulan kula qaatay Gudiga Doorashooyinka Galmudug
Sabti: July 17, 2021 Madaxweyne ku xigeenka galmudug Cali Daahir Ciid aya magaalada Dhusamareeb kulan kula qaatay…
Baarlamanka Puntland oo saaka dib u furmaya iyo dood ka taagan
Sabti: July 17, 2021 Fadhiga Baarlamanka Puntland ayaa saaka oo Sabti ah dib u furmaya, kadib mudda…
booliska Colombiya oo shaaca ka qaaday magaca qofka amray dilkii madaxweynihii Haiti
Sabti: July 17, 2021 Taliyaha booliska Colombiya ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka
Jimco: july 16, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka…
Dowlad Deegaanka Itoobiya oo Wacad ku martay la dagaalanka jabhadda TPLF
Jimco: july 16, 2021 Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cali Badal Muxumed ayaa waraysi uu…
Beeraleyda qaadka Kenya oo wajahay khasaaro aad u badan sababo la xiriira cudurka safmarka ee covid-19
Jimco: july 16, 2021 Beeraleyda qaadka ee dalka Kenya ayaa wajahay khasaaro aad u badan dhowrkii sano…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo soo saaray jadwalka cusub ee doorashada
Jimco: july 16, 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ayaa soo saaray jadwalka cusub ee doorashada…
Ciidamada Haiti oo Xabsiga u Taxaabay Madaxii ammaanka Madaxtooyada
Jimco: july 16, 2021 Saraakiisha Dalka Haiti ayaa soo xiray Madaxii ugu sareeyay amaanka Aqalka Madaxtooyada Demetri…