Xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka oo kulan la qaatay Midowga Musharixiinta Muqdisho.
Talaado: July 13, 2021 Xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo uu hogaaminaayo guddoomiyaha guddigaas Maxamed Xasan…
Rashford “ Marnaba raaligelin kama bixinayo midabka aan ahay ee aan u dhashay
Talaado: July 13, 2021 Weeraryahanka xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United, Marcus Rashford ayaa raaligelin ka…
Hooyo Qaali “ gabadheeda Ikraan waxaa ku tuhemyso hay’adda nabad-sugidda
Talaado: July 13, 2021 Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad ayaa sheegtay in gabadheeda Ikraan Dr. Tahliil Faarax muddo…
cutubkii ugu horeeyay ee gabdho kamid noqonaya ciidanka Haramcad oo Turkiga loo qaaday
Isniin: july 12, 2021 Waxaa galabta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga dhoofiyey cutubkii ugu horeeyay…
Soomaali lagu dilay Rabshadaha ka socda dalka Koofur Afrika
Isniin: july 12, 2021 Ugu yaraan 6 ruux ayaa dhintay, halka tiro intaasi ka badan ay dhaawacmeen…
madaxweynayaasha Afrika ee xabsiga loo taxaabay
Isniin: july 12, 2021 Xukuumadda Koonfur Afrika ayaa milateriga geysay goobaha ay ka taagan yihiin rabshadaha ka…
Gargaarki bani’aadanimo ugu horreeyey oo gaaray magaalada Maqale
Isniin: july 12, 2021 Hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay gargaarki bani aadaminimo ee ugu horreeyey…
Koobki Qaaradda Yurub oo oo Xalay ay qaadeen Talyaaniga oo Roma laga dajiyey
Isniin: july 12, 2021 Xalay waxaa la soo gabagabeeyey tartanka Euro 2020 kaas oo muddo bil ah…
Ruushka oo sheegay in la dhameystiray heshiiska dib u soo nooleynta Nukliyeerka Iiran
Isniin: july 12, 2021 Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqay in 90% la dhameystiray howsha dib u soo…
Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis cusub kaasi oo wax ka taraya Dagaalka Al-shabaab
Isniin: july 12, 2021 Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa gaaray heshiis cusub, kaasi oo wax ka taraya…
Jabuuti oo shaacisay qorshe ay saami shirkadeeda uga iibineyso shirkado gaar loo leeyahay
Isniin: july 12, 2021 Jabuuti ayaa markii ugu horreysay shaacisay qorshe ay saami kamid ah shirkadeeda isgaarsiinta…
Qoys Afghanistaan ka soo jeeda oo toddobaadyo Istanbul ku xayiran
Isniin: july 12, 2021 Qoys 16 qof ka kooban oo Afghaanistaan ka soo jeeda ayaa sheegay iney…