Antonio Guterres oo ugu baaqay Mareykanka inay qaado cunaqabateynta saaran Iran
Khamiis: Luliyo 1 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka inay…
xoghayihii hore difaaca Mareykanka ahana maskaxdii qorsheysay dagaalkii Ciraaq oo geeriyooday.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Donald Rumsfeld, oo laba goor soo noqdey xoghayihii difaaca Mareykanka, laguna tilmaamo maskaxdii…
Cumar Filish oo ka dalbaday dhalinyarada Caasimadda in ay ka qeyb qaataan sugitaanka Ammaanka
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 1da Luulyo.
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed…
Al-shabaab oo afduubtay dad ku soo dhaweeyay ciidamadii dowladda Shabeellada Dhexe
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-shabaab ay halkaas…
5 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan oo lagu dilay xuduudka dalka Afganistan.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Ugu yaraan 2 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu dilay rasaas…
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo Xalay calan-saaray Madaxtooyada Qaranka 1 luliyo.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo…
Xukuumadda Puntland oo Farmaajo ku eedaysay in uu lacag ku bixiyay dacaayado
. . Khamiis: July 1 2021 Xukuumadda Puntland ayaa madaxweyne Farmaajo ku eedaysay in uu lacag ku…
Qaramada Midoobay oo sheegtay in kumanaan qof ay ku dhibaataysan yihiin gobolka Tigray
Khamiis: July 1 2021 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay iney u baahan tahay iney si deg deg ah…
Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada oo Digniin ka soo saaray Dabaal daga caawa ee 1 Luliyo
arbaco: June 30 2021 Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Buula-Kamey…
Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay oo lagula wareegay xarumo Internet
Arbaco: June 30 2021 Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay, ayaa lagula wareegay xarumaha internet-ka ee shirkad…
Nin ka qeyb qaatey xasuuqii Rwanda oo lagu xukumey 25 sano oo xabsi ah
Arbaco: June 30 2021 Maxkamadda sare ee Rwanda, ayaa ku xukuntay Jean Claude Iyamuremye shan iyo labaatan…