Posted in WARARKA MAANTA

Labo sano kadib kacdoonkii lagu tuurey al-Bashir iyo Banaanbaxyo ka curtay Suudaan.

Arbaco: June 30 2021 Labo sano kadib, kacdoonkii lagu tuurey kaligii taliyihii soddonka sano xukumayey Sudan, Omar…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo dhisaysa xarun lagu samaynayo tallaalka cudurka Covid19

Arbaco: June 30 2021 Dowladda Kenya, ayaa sameysaneysa xarun lagu dhameystiro hannaanka sameynta tallaalka cudurka Covid19, iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganactada xaafadda Islii oo dhisaya Xarun booliis oo ku taalla xaafaddaas

Arbaco: June 30 2021 Ganactada xaafadda Islii ee Soomaalidu ay u badan tahay ee magaalada Nairobi, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ka digtey iney halis uggu jiraan abaar saddex is maamul, sababo la xiriira roob yari.

. Arbaco: June 30 2021 Dowladda Kenya ayaa ka digtey iney halis uggu jiraan abaar saddex is…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo daah furey tababar loo sameynayo guddiyada doorashada ee heer goboleed iyo heer federaalba

Arbaco: June 30 2021 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta daah furey tababar loo sameynayo guddiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo sheegtay in ninkii isku Qarxiyay Wsisil uu ku dhashay degmada Rabdhuurrre

Arbaco: June 30 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa Maanta soo bandhigtay magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo naftii…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland oo shir ka yeeshay xaaladda Ammaanka

Arbaco: June 30 2021 Guddiga Amniga Gobolka Mudug, ayaa saaka shir ka yeeshay xaaladda Ammaanka Gobolkaas, gaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya “Ciidankeenu dib ayey u qabsan karaan gobolka Tigreega caqabad la’aan”

Arbaco: June 30 2021 Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay toddobaadyo gudahood dib ugu geli karaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Bayle oo shegay in beesha caalamka ay jaratay dhammaan lacagihii

Arbaco: June 30 2021 Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale (Beyle) ayaa ka hadlay xaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda Israel Yair Lapid oo xarigga ka jaray safaaradd Isutagga Imaaraadka Carabta

Arbaco: June 30 2021 Wasiirka arrimaha dibadda Israel Yair Lapid oo maanta xarigga ka jaray safaaradda cusub…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo Xalay Mar Kale Weerar ku qaaday deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka Shabelaha Dhexe

Arbaco: June 30 2021 Wararka ka imaanaya deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka Shabeelaha ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Jaamacadaha Soomaaliya oo ku eedeeyey Ciidamada Dowlada Handadaad u gestaan Macalimiinta

Arbaco: June 30 2021 Ururka Jaamacadaha Soomaaliya, ayaa ku eedeeyey xafiiska canshuuraha ee degmooyinka gobolka Banaadir in…