Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay ee degaanka Wisil oo lagu dagaalamay

Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo shalay ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha guurtida Somaliland oo ansixiyay xeer cusub

Golaha guurtida ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa manta ansixiyay xeer ogolaanaya in la…

Posted in WARARKA MAANTA

Macalimiinta dalka Zimbabwe oo ku hanjabaya inay shaqo joojin sameenayaan

Isniin: June 28 2021 Macalimiinta wax ka dhiga iskuulada dalka Zimbabwe ayaa ku hanjabaya inay shaqo joojin…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo sheegtay in dagaalkii shalay Wisil ay ku dileen ilaa 50 askari oo Galmudug ah

Isniin: June 28 2021 Ciidan lagu qiyaasay illaa iyo konton iyo labo, ayey al-shabaab ku dileen shaley…

Posted in WARARKA MAANTA

Dahabshiil oo sheegtay iney ka dhiseyso Muqdisho daarta uggu dheer

Isniin: June 28 2021 Shirkadda Dahabshiil ayaa maanta shir ay ku qabatey Muqdisho shaaca kaga qaaddey mashruuc…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsatada xaafadda Islii oo doortay Gudoomiye cusub

Isniin: June 28 2021 Ganacsatada Suuqa Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi ayaa doortay guddoon cusub oo badali…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaadiid Dagaal oo ka kala tagay Dhuusamareeb Hobyo iyo Gaalkacyo oo gaaray deegaanka Wisil

Isniin: June 28 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay…

Posted in WARARKA MAANTA

UNHCR oo sheegtay in Qaxooti Eritrea-yan ah ay ugga furayaan xero Degaanka Amxaarada

Isniin: June 28 2021 Dowladda Itoobiya iyo hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka iyo qaxootiga, ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada midoobay oo sheegtay in ay dad ku barakaceen dagaalkii Wisil ee shalay

Isniin: June 28 2021 Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka arrimaha bani’aadanimada, ayaa war ay soo saartey…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble iyo madaxweyne Qoor Qoor oo booqday dhaawacyadii shalay laga keenay degmada Wisil

Isniin: June 28 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo degmada Saakow ku toogteen lix ruux oo ku eedaysnaa basaasnimo.

Isniin: June 28 2021  Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay, in ay Axaddii shalay degmada Saakow ee Gobolka Jubada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo diidday inay kaalmo ciidan u fidiyo dalka Itoobiya

Isniin: June 28 2021  Dowladda Ruushka ayaa diidday inay kaalmo ciidan u fidiyo dalka Itoobiya kaddib guulihii…