Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Turkey oo sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan waa cusub oo wanaagsan

Talaado: June 22 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Calooshood u shaqeystayaal ka tirsan shirkadda Wagner oo lagu eedeeyey iney ku dileen toban ruux

Talaado: June 22 2021 Calooshood u shaqeystayaal katirsan shirkadda Wagner, ayaa lagu eedeeyey iney ku dileen toban…

Posted in WARARKA MAANTA

Heesaa Nigerian ah oo loo xirey aflagaado la sheegay inuu u geystay Islaamka

Talaado: June 22 2021 Heesaa u dhashey Nigeria, kaasoo kusugan gobolka Kanu, ayaa la xirey, kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada ee Itoobiya oo muujiyey walaaca ay ka qabaan is daba marin

Talaado: June 22 2021 Guddiga doorashada ee Itoobiya, ayaa muujiyey walaaca ay ka qabaan cabashooyinka la xiriira…

Posted in WARARKA MAANTA

codbixintii Doorashada Itobiya oo la bilaabay Tirinta Codadka.

Talaado: June 22 2021 Natiijooyin hordhac ah ayaa kasoo baxaya codbixintii ay dhiibteen shaley shacabka ee doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dooliyaal sababay in maxaabiis laga raro Xabsi ku yaala dalka Australia

Talaado: June 22 2021 Dooliyaal tiro badan ayaa ku qasbay xabsi ay ku jiraan kumanaan maxaabiis ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka gobolka Hiiraan oo ka hadlay dilkii xalay loo geystay guddoomiyihii dhalinyarada

 Talaado:  June 22 2021 Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cabdi Muumin Cilmi ayaa faah faahin ka bixiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeney ka tirsanayd guddiga xalinta khilaafaadka maxkamadda kaaran oo saakay la dilay

Talaado:  June 22 2021 Wararka ka imaanaya saakay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in dil…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo sheegtay in xadgudubyada lagula kaco carruurta Soomaaliya

  Talaado:  June 22 2021 Bayaan ka soo baxay Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xadgudubyada lagula…

Posted in WARARKA MAANTA

Kabtanka xulka qaranka Soomaaliya oo eedeeyey xiriirka kubadda Somaliya

  Talaado:  June 22 2021 Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul daro kala kulmay dhigooda Cummaan, kulan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

New Zealand oo xayiraaddii ka qaaday Australia kadib Xanuunka Covid 19-

 Talaado:  June 22 2021 Dowladda New Zealand ayaa ku dhowaaqday in wixii ka dambeeya maanta oo Talaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada degmada Dayniile oo xalay Gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle dilay ka Gudoomiyihii Waaxda shanaad

Talaado:  June 22 2021 Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay mid kamid ah saddex nin oo xalay…