Midowga Yurub oo Afrika kala shaqeyneysa dhismaha xarumo soo saara tallaalka Covid 19
Isniin June 21 2021 Madaxa Ururka Ganacsiga Adduunka ayaa sheegtay in qaaradda Afrika ay Midowga Yurub kala…
AMISOM oo sheegtay in ciidamadooda ka socda Uganda ay isaga baxeen Marin Gubaay Shabeellaha Hoose
Isniin June 21 2021 Ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay in ciidamadooda ka…
Madaxweynaha Cusub ee Iiraan “ iraan gorgortan kama galeyso barnaamijkeeda hubka nukliyeerka
Isniin June 21 2021 Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee…
Xildhibaanka deegaanka Kamakunji oo booqday isibitaalka ay ku jirto Hafsa oo shalay la afduubtay
Isniin June 21 Xildhibaanka deegaanka Kamakunji ee magaalada Nairobi, Yusuf Xasan, ayaa maanta ku booqday isibitaalka ay…
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo qaabilay Safiirka cusub dowladda Itoobiya
Isniin June 21 Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Safiirka cusub…
Wasiirka arrimaha dibadda Israel oo booqan doona Imaaraatka Carabta
Isniin June 21 Wasiirka arrimaha dibadda ee Israel Yair Lapid ayaa booqan doona dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta,…
Dheemankankii ugu waynaa oo laga helay dalka Botswa
Isniin June 21 Dheemankan ayaa la rumeysan yahay inuu yahay kan saddexaad ee uggu weyn ee dunida,…
Abiy Ahmed oo beeray geed ka hor inta uusan ka codaynin Addis Ababa.
Isniin June 21 Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa ku beeray geed Caasimadda Addis Ababa, iyadoo malaayiin…
Kooxda Manchester United oo ka dhigeysa Paul Poba oo saxiixay heshiiskiisa cusub
Isniin June 21 Kooxda Manchester United ayaa ka dhigeysa ciyaaryahanka qadka dhexe Paul Poba dadiisuna tahay 28…
Dowladdii Sweden oo la riday kadib markii ra’iisul wasaarihii uu wayay codka
Isniin, 21 June Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii…
Taliyaha howl-galka Africom oo ka digay amaanka Somalia, Mali, Niger, Chad iyo Sudan
Isniin, 21 June Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin culus oo la xiriirta ammaanka, taas oo ku…
Itoobiya oo ku eedeeyey dagaal yahano weerarka lagu diley sagaal Sarkaal
. Isniin, 21 June Madaxda Itoobiya ayaa ku eedeeyey dagaal yahanada la mamnuucay ee OLA weerarka lagu…