Posted in WARARKA MAANTA

Dhul Gariir cabirkiisu yahay 5.2 oo ku dhuftay Badweynta Hindiya, Gacanka Cadmeed & Biyaha Soomaaliya.

Dhul gariir Cabirkiisu yahay 5.2 (magnitude) ayaa ku dhuftay Qaybo kamid ah Badweynta Hindiya, Gacanka Cadmeed &…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Bari oo Amaro soo saaray

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed ( Abwaanka) ayaa sheegay in dhibaatooyin farabadan lagu qabo dadka ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ku yaal Jubbada Hoose

Wararka naga soo gaaraya degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Suuqa Boosaaso oo kordhay

Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari , ayuu qabsadey xaley dab weyn, kaasoo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Cabudwaaq oo sheegay inay qabteen dad dil geystay

Habeeno ka hor degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa lagu dilay Nin Oday ahaa oo kamid…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo Maanta xukun rideysa

Maxkamadda sare ee Ciidamada Puntland ayaa maanta magaalada Galkacyo uga dhawaaqeysa xukunkii ugu danbeeyey ee 18 Xubnood…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo ku dhawaaqday in dib heshiis laga sameyn doono degaanadeeda

Ku simaha maxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxii hore ee Mossad oo sameeyey qirasho aan laga fileyn oo la xiriirta Iran

Madaxa sirdoonka Israel ee Mossad ee xilka ka degaya ayaa sameeyey qirashadii ugu dhoweyd oo ah in…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo Weerar ku Bilaawday Qaraxyo ku qaaday saldhiga Hoosingow

June 14 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya  iyo Alshabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Garbahaarey oo laga dhigay Banaanbax looga soo hor jeedo duqeymaha Kenya.

June 14 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in  manta halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Suuqa weyn Boosaaso oo xalay qabsadey dab weyn kana dhashey korontada.

June 14 2021 Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso, ayuu qabsadey xaley dab weyn, kaasoo ka dhashey korontada….

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Zambia oo xaqiijiyey inuu caafimaad qabo ka dib markii uu istaaga ka dhacey.

June 14 2021 Madaxweynaha Zambia Edgar Lungu, ayaa u xaqiijiyey muwaadiniinta dalkiisa inuu caafimaad qabo, ka gadaal…