Posted in WARARKA MAANTA

14-ka June, maalinta caalamiga ah dhiiga shubida caalamka

June 14 2021 Maanta oo ku began 14-ka June, waa maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Iran oo si kulul uga hadashay in Sacuudiga uu joojiyay sanadkii labaad gudashada Xajka

June 14 2021 Dowladda Iran ayaa si kulul uga hadashay hadal ka soo Yeeray dowladda Sacuudiga ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Amniga Jubbaland oo kormeer ku tagay difaaca deegaannada Buula Guduud iyo Baar Sanguni

June 14 2021 Wasiirka Amniga Dawlad Goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) ayaa kormeer uu ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada Puntland, oo Galkacyo kaga dhawaaqaday xukunka 18 xubnood Al-shabaab

June 14 2021 Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Puntland, ayaa sida qorshaysan maaanta magaalada Galkacyo kaga dhawaaqaysa…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabuuti oo soo dhaweeysay xiriirka dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

June 14 2021 Wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa sheegay iney soo dhoweynayaan xiriirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shabaab kula dagaalamay galbeedka Kismaayo.

June 14 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Vladimir Putin wuxuu kamid yahay hoggaamiyeyaasha ugu awoodda badan caalamka

June 14 2021 Vladimir Putin wuxuu kamid yahay hoggaamiyeyaasha ugu awoodda badan ee saameynta badan caalamka, waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Benjamin Netanyahu oo Xilka laga qaaday 12 sano kaddib markii uu hayay awoodda Israa’iil.

June 14 2021 Benjamin Netanyahu ayaa xilkiisii waayay 12 sano kaddib markii uu hayay awoodda Israa’iil. Baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia oo hay’addaha ka Howlgala Tigray ku eedaysay in Hub u Gudbiyaan Maleeshiyaadka Tigray

June 14 2021 Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia, Demeke Mekonnen ayaa eedeyn culus u jeedisay hay’addaha gargaarka bini’aadanimo,…

Posted in WARARKA MAANTA

dalka Azerbaijan oo Armenia maxabiis uga beddelatay xog muhiim ah

June 13 2021 Azerbaijan ayaa 15 maxabuus dagaal ku wareejisay dalka Armenia iyada oo celinta maxbiistaasi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan oo sheegay dalkiisa oggolaaneyn Mareykanka inuu Saldhig ciidan ku yeesho.

June 13 2021 Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan Shaah Maxamed Qureyshi ayaa sheegay dalkiisa inuu u oggolaaneyn Mareykanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisaal Wasaare Netanyahu oo qarka u saaran inuu waayo ra’iisul wasaaranimada Israa’iil

June 13 2021 Baarlamaanka dalka Israa’iil, ayaa lagu wadaa in gelinka danbe ee maanta ay u codeeyaan…