Posted in WARARKA MAANTA

Qandaraaslayaal Qasaare dhimasho ka soo gaartay Qarax ka dhacay Xadka Kenya iyo Somaliya

May 5-2021 Wararka ka imaanaya saakay xadka ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal Wasaare Rooble oo lagu wado in uu gaaro Sacuudiga si uu u soo Cimresto.

May 5-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la waxaa filayaa in Maalinta Jimcaha ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Manchester City oo gaartay kama-dambeysta koobka kooxaha horyaallada Qaaradda Yurub ee Champions League

May 5-2021 Kooxda K/cagta Manchester City ayaa markii ugu horreyay gaartay kama-dambeysta koobka kooxaha horyaallada Qaaradda Yurub…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Odowa “ Saadaq joon Qabiil ayaan ku difaacaa waa sax Xildhibaankiisa ayaan ahay

. May 5-2021 Xildhibaan Odowa  ayaa waraysi kulul  siiyay telefishanka Dalsan , waxa uuna  uga hadlay  xaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Derek Chauvin oo ahaa askarigii dilay George Floyd oo mar kale dalbaday Maxkamadayn Cusub.

May 5-2021 Derek Chauvin oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo u…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo diiday in ay kormeerayaal u diraan Doorashada baarlamaanka Ethiopiaka dhacayso June

May 5-2021 Afhayeen u hadlay Midowga Yurub ayaa sharraxaad ka bixiyay sababta Midowga Yurub u go’aansaday in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo saakay ka socda B/weyne

May 5-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in uu halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Wado dhex marta degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ee magaalada Muqdisho oo la saaray laami cusub.

May 4, 2021 Wadada Jaalle Siyaad loo yaqaan ee dhexmarta degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ee magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo kulan afuro ah la qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed .

May 4, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo kulan hawleed shaqo la qaatay mas’uuliyiinta iyo golaha cusub

May 4, 2021 Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka musuq maasuqa ee Soomaaaliya oo doortay Guddoomiye

May 4, 2021 Guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka musuq maasuqa ee Soomaaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Tanzaaniya Marwo Samia Suluhu oo booqasho uga bilabatay dalka Kenya

. May 4, 2021 Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalka Tanzaaniya Marwo Samia…