Amiirka Qatar oo Warqad u soo diray Farmaajo
Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani ayaa sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddi u saaray khalalaasihii ka dhacay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roole ayaa waxaa uu Guddi u saaray dagaalkii Magaalada Muqdisho ku…
Boqorka Sacuudi oo wiilka ugu weyn carruurtiisa u magacaabay la-taliyaha gaarka ah ee boqorka
May 4-2021 Boqorka Sacuudi Carabiya Salman Bin Abdulaziz ayaa magacaabay wasiirka cusub ee dhaqaalaha, halka wiilka ugu…
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka oo la kulmay Wafdiga Qatar
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Maanta waxaa uu Magaalada Muqdisho kula kulmay Ergeyga…
Boqor Salman oo xil sare u magacaabay Wiilkiisa iyo xubno kale
Boqorka Sacuudi Carabiya Salman Bin Abdulaziz ayaa magacaabay wasiirka cusub ee dhaqaalaha, halka wiilka ugu weyn carruurtiisa…
23 Ruux oo ku dhimatay Shil Tareen
23 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 70 kalane dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii ay isku…
Hay’adda Save The Children oo sheegtay in 5,000 oo caruur iyo waalidiintooda ay ku kala irdhoobeen gobolka Tigray .
May 4-2021 Hay’adda gargaarka ka shaqeysa ee Save The Children waxay sheegtay in ku dhowaad 5,000 oo…
Maamulka G/Banaadir oo heshiis la saxiixday Hay’ad Caalami ah
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta la saxiixday heshiis Wada shaqeyn dhanka Caafimaadka ah Hey’adda Cesvi, oo kamid…
Qof ku hubeysnaa Qori oo saraakiil ka tirsan hay’adda FBI- Mareykanku toogteen
May 4-2021 Nin hubeysnaa ayay saraakiil ka tirsan hay’adda FBI-da Mareykanku toogteen kaddib markii ay saacado isku…
Ciidamadii ka gadooday muddo kordhinta oo Gudi la kulma Rooble magacaabay.
May 4-2021 Guddi saraakiila oo ay iska magacaabeen ciidamadii dhawaan soo galay Muqdisho ee saldhigyada ka dhigtay…
Taliyaha qaybta gobolka Karkaar oo gaadiidlaydda ku wargeliyay in hakad la geliyay Isticmaalka wadadaasi
May 4, 2021 Taliyaha qaybta gobolka Karkaar G/Sare Faarax Nuur Maxamed, ayaa dareewaladda gaadiidlaydda ku wargeliyay in…
Amiirka Qatar Sheikh Al-Thani oo khadka taleefonka kula hadlay Farmaajo.
May 4, 2021 Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa xalay khadka taleefonka wada-hadal kula…