Bill Gates iyo xaaskiisa Melinda oo shaaciyay in ay soo afjarayaan guurkooda, kadib markii ay wada joogeen muddo 27 sano ah
May 4, 2021 Bill Gates iyo xaaskiisa Melinda ayaa shaaciyay in ay soo afjarayaan guurkooda, kadib markii…
Saraakiishii Hogaaminaysay Ciidamada Badbaado qaran oo ku kulmay Muqdisho.
May 4, 2021 Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada Badbaado Qaran ee ka dhashay muddo kororsigii dowladda ayaa shalay ku…
Mareykanka oo u diraya Geeska Afrika Ergeygiisa Gaarka ah si loo Xaliyo xiisada gobolka ka taagan.
. May 4, 2021 Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa u diraya Geeska Afrika Ergeygiisa Gaarka…
Ciidamada xoogga oo Howlgalo ka sameeyay saacadihii la soo dhaafay Deegaanada Raqayle, Raydabley, Caanooley, Galoole, iyo Gumeysi diid Sh.hoose
May 4, 2021 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo kala duwan waxaa saacadihii la soo dhaafay ka…
Wasiirkii hore ee arimaha dibada Maraykanka Hillary Clinton oo ka digtay In Ciidamada Maraykanka Afghanistan laga saaro
May 4, 2021 Wasiirkii hore ee arimaha dibada Maraykanka, Hillary Clinton, ayaa ka digtay “cawaaqib ballaadhan” oo…
farmaajo oo Madaxtooyada kula kulmay qaar ka mid ah madaxda xarumaha warbaahinta gaarka
May 4, 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabbilay…
Madaxweyne Joe Biden oo qaaday talabo ku kordhiyay qoxootiga uu sanadki dalkiisa qaabilayo 62,500 qof .
May 4, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa qaaday xaddiidaadda tirada qoxootiga uu sanadki dalkiisa qaabilayo uu horay…
Madaxweyne Lafta-gareen oo Xariga ka jaray Tawerka loo dhisay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud
May 3-2021 Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo ee caasimada KMG ee maamulka Koonfur Galbeed…
Shiinaha oo Soomaaliya ka caawinaya dib u dhiska maxkamadaha Garsoorka
May 3-2021 Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian…
WHO oo sheegtay in 35 Bilyan oo doolar u bahanyihiin si dalalka hooseya ay u helaan Tallaalka Covid 19-
May 3-2021 Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay inay u baahan tahay lacag gaaraysa $ 35bn-…
Ku dhawad 30 qof oo ku dhimatay doon dheereysa oo markab, shilkaan uu ka dhacday Bangladesh.
May 3-2021 Ugu yaraan 26 qof ayaa dhimatay ka dib markii doon dheereysa ay dad rakaab ah…
Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.
May 3-2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya…