Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo goor dhawayd Ciidamada Dowlada ka bilaabeen Muqdisho Xili Xabad joojin..
April 26-2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan Ciidamada Dowlada…
Bulshada rayidka oo ku baaqay la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday Muqdisho
April 26-2021 Bulshada rayidka ee Soomaaliya ayaa ku ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday…
Midowga Yurub oo sheegay in Maxkamad uu la tagayo shirkadda AstraZeneca
April 26-2021 Midowga Yurub, ayaa bilaabay tallaabo sharci ah oo ka dhan ah shirkadda dawada sameysa ee…
Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid oo goor dhawayd ku biiray Mucaaradka taliyihii labaad oo Noqonya..
April 26-2021 Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid Faarax Cadaani Maxamed oo Noqonaya Taliyihii labaad oo ku…
Taliyaha Ciidanka degmada Shibis Farxaan Jaraaye oo wata gaadiidka dagaalka oo gaaray Agga Mirinaayadda
April 26-2021 Wararka ka imaanaya degmada Shibis ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliiska degmadaasi Farxaan Jaraaye oo…
MD Farmaajo ma leeyahay qorshe aan muddo kororsi ahayn?
Laga soo billaabo 12kii April 2021, markii uu baarlamaanka Soomaaliya go’aamiyay in muddo laba sano ah lagu…
UNHCR oo ka hadashay go’aankii ay Kenya ku xireysay xeryaha qaxootiga.
April 26-2021 Masuul sare oo hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa sheegay in dowladda Kenya…
Wararkii ugu danbeeyey Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka
Waxaa socda dadaalo ku aadan in Ciidamo AMISOM ah lakala dhex dhigo goobaha shalay illaa xalay isku…
Kulan u socdo Midowga Musharixiinta & Wakiilada Beesha Caalamka
Xubno ka tirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha iyo Waakiilada beesha caalamka ayaa waxaa xilligaan u socda Shir dhinaca…
MD Laftagareen oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay xaaladda dalka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Odeyaasha…
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay oo looga hadlay dagalladii muqdisho.
April 26-2021 Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dagalladii xalay…
QM oo baaq deg deg ah kasoo saartay dagaalada ka dhacay Muqdisho
Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujisay dagaalada saacadihii la soo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya…