Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada oo Culeeska ka qaaday aaga Km4 kadib Gurmadyo xalay soo gaaray iyo Beebayaashii oo soo dhaafi waayay KM4.

. . April 26-2021 Wararka ka imaanaya Isgoyska KM4 ilaa agagaarka Taleex ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo amray Ciidamada Dowlada in ay ilaaliyaan shacabka Muqdisho

April 26-2021 Dagaaladii shalay ka dhacay Muqdisho ayaa waxaaMuuqaal kooban ka soo duubay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Muqaal dhameestiran dagaaladii Caawa ka dhacay KM4, Taleex, iyo isgoyska Dabka

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalkii ka socday isgoyska Km4 iyo Taleex oo hakaday Xili Sacadu tahay 6-saac habeenimo saqdhexe

April 25, 2021 Caawa Dagaalkii ugu xooganaa ayaa salaadii Maqrib kadib ka bilaawday guriga hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir…

Posted in WARARKA MAANTA

Deg deg: Ciidamo ka amar-qaata guddoomiyaha Degmada Dayniile Jacfar oo goor dhaw la wareegen Xarunta Degmada Howlwadaag.

April 25, 2021   Wararka ka imaanaya caawa Muqdisho gaar ahaan Degmada H/wadaag ayaa sheegaya in goor…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaarihii hore kheyre oo ka hadlay xiisadda ka taagan Muqdisho

April 25, 2021     Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomalaiya Xasan Cali Kheyre ayaa wax aad looga xumaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Safaaradda UK Soomaaliya oo walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho

April 25, 2021 Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho, iyadoo baaq…

Posted in WARARKA MAANTA

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta mucaaradka ah oo si adag loogu canbaareeyey weerarro

April 25, 2021 War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta mucaaradka ah ayaa si adag loogu canbaareeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka wasaaradda Amniga Soomaaliya oo beeniyay in ciidamada dowladda ay weerareen hoyga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

April 25, 2021 Wasiirka wasaaradda Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa beeniyay in ciidamada dowladda ay weerareen…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo sheegay in la la Xisaabtami doono saraakiisha Hogaaminaysa dagaalada muqdisho

April 25, 2021 Ergayga Midowga Yurub: Aad ayaan uga walaacsanahay xalaadda Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Midowga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka caawa ka socda Muqdisho oo ku faafay isgoysyada Dabka, Shaqaalaha iyo KM-4 ee wadada Maka Al-Mukarama

April 25, 2021  Wararka caawa ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in uu wali socdo Dagaalkii goos gooska…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah : Isgoyska Sayidka oo ay la wareegeen Ciidamo uu wato Taliyihii Hore ee Ciidanka Danab

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd   barta Kontarool ee laga ilaaliyo Madaxtooyada ee isgoyska Sayidka ka bilaawday rasaas…