Posted in WARARKA MAANTA

Markab Shidaal oo la duqeeyey

Diyaarad nooca aan Duuliyaha Lahayn ee Drone ayaa la sheegay inay duqeysay Markab nooca shidaalka qaada (Tanker)…

Posted in WARARKA MAANTA

” Waxaa Nasiib darro ah in dano doorashada ku siman loo ijaafeeyo walaalaheen Jabuuti” Wasiir Casnhuur

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadii Xasan Cali Kheyre ayaa Madaxda muddo xileedkeeda uu dhamaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Biden oo Xasuuq u Aqqoonsaday Dil ay Cusmaaniyiintu Gaysteen

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax loogaga soo horjeedo muddo kororsiga dowlada oo goor dhow ka bilowday isgoyska Fagax iyo Degmooyin kale..

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho Degmooyin ka mid ah ka bilaawday Banaanbax loogaga soo horjeedo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne El-sisi oo Masar ku soo rogay Xukun Xaallad Deg-deg ah (State of Emergency) oo muddo 3 bilood ah.

April 25-2021 Madaxweyne C/Fataax Saciid Xuseen Khaliil El-sisi ayaa waxa uu soo saaray Wareegto Jamhuuriya oo tirsigeedu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowlada Kenya oo goor dhawayd gaaray Magaalada Hargeysa

April 25-2021 Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray wafdi ka socday dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad nooca Drone ka ah oo duqeysay Markab nooca shidaalka qaada oo ku sugnaa Xeebaha dalka Syria.

April 25-2021 Diyaarad nooca aan Duuliyaha lahayn ee Drone ayaa la sheegay inay duqeysay Markab nooca shidaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo soo dhawaysay war-saxaafadeedkii dhawaan kasoo baxay shirkii golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika,

April 25-2021 Qoraal kooban oo lagu baahiyey bogga madaxtooyada dowlad gobolededka Jubbaland ayaa lagu soo dhoweeyey war-saxaafadeedkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Isgoyska Fagax oo kala qeybiya Yaaqshiid iyo Kaaraan oo goordhow ay la wareegeen Ciidamo hubeysan

April 25-2021 Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo badan iyo gaadiid dagaal oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda la baxday Dowladda Islaamiga ee daacish oo ku sii fidaya Dalalka Saxaraha ka hooseeya

April 25-2021 Kooxda la baxday Dowladda Islaamiga ah ayaa sare u qaadday Joogitaankeeda Afrika ayadoo kooxdaasi ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar muslim ah oo kaalinta koobaad ka gashay imtixaanka dugsiga sare ee Itoobiya

. April 25-2021 Sacaada Jamaal oo ah gabar muslimad ah oo ku nool magaalada Warabe eeku taalla…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo sheegay in dowladda ay soo food-saartay dhaqaale xumadii ugu darnayd

. . April 25-2021 Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in markii u…