Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya oo ka hadlay xaalada Jabuuti iyo Soomaaliya.
April 25-2021 Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan oo warbixin dheer…
Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga oo shalay sheegay in Turkigu “gabi ahaanba diidayo” go’aanka Mareykanka.
April 25-2021 Joe Biden ayaa noqonaya madaxweynihii u horreeyay ee Mareykan ah ee soo saara bayaan si…
Nin Soomaali ah loo doortay inuu guddoomiyo golaha ay ku bahoobeen ajaaniibta ku Nool Jarmalka.
April 25-2021 Magaalada Kassel ee dalka Jarmalka ayaa nin Soomaali ah loogu doortay inuu guddoomiyo golaha ay…
23 qof oo ku geeriyooday dab ka kacay qeybta daryeelka deg degga ah Isbitalka Ibn al-Khatib ee duleedka Baghdad
April 25-2021 Ugu yaraan 23 qof ayaa ku geeriyooday dab ka kacay qeybta daryeelka degdegga ah ee…
Hay’adda CPJ xuquuqda wariyeyaasha oo ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan xuquuqda warbaahinta
. April 25-2021 Hay’adda CPJ ee u dooda xuquuqda wariyeyaasha ayaa ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan…
Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran iyo Ciidamada Dowlada oo wada dhaq dhaqaaqyo Ciidan
April 25-2021 Wararka ka imaanaya Magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada saakay lagu arkayo Wadoioyinka magaalada…
Gaari wayn oo looga shakiyay Qarax oo yaala isgoyska Balack sea iyo dadkii oo halkaas ku kala cararay
April 25-2021 Wararka ka imaanaya xaafada Balack sea ee Degmada Hodon ayaa shedegaya in goor dhawayd halkaas…
Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa Shabeellaha Dhexe oo soo gaaray duleedka waqooyi ee Muqdisho
April 25-2021 Ciidamo ka tirsan milateriga dowladda federaalka oo ku sugnaa difaacyada deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe…
Dr. Baadiyow “ in Jabuuti lagu tilmaamo cadow waa jaahilnimo aan loo dul qaadan Karin..
April 25-2021 Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow oo ka mid ah aqonyahada soomaaliyeed ahaana Gudoomiyihii Dib u heshiisiinta…
Xiisadan dagaal oo ka taagan Degaanka Deefoow ee Waqooyiga Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan
April 24-2021 Xiisadan dagaal ayaa waxaa ay Maanta ka taagan tahay Degaanka Deefoow ee Waqooyiga Magaalada Beledweyne…
Golaha Amniga Itoobiya, oo ku eedeeysay dalal in ay ka shaqeynayaan inay khatar geliyaan xasilloonida dalka Itoobiya
April 24-2021 Golaha Amniga Qaranka ee Itoobiya, ayaa ku eedeeyay dalalka caalamka qaar in ay ka shaqeynayaan…
Somaliland Muuse Biixi oo xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha guddida doorashooyinka
April 24-2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha guddida doorashooyinka maamulka…