Sudan oo si kulul oo Hanjabaad ku jirto ula hadashay Itoobiya
April 22, 2021 Suudaan waxay dhexda u gashay khilaaf muddo toban sano ah u dhaxeeyay Itoobiya iyo…
Madaxweyne Joe Biden oo la filayaa inuu si rasmi ah “xasuuq” ugu aqoonsado dil ay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ugu gaysteen dad Armenian ah
April 22, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu si rasmi ah “xasuuq” ugu aqoonsado…
Laamaha Amniga Gobolka Bari, oo hawlgal ku qabtay koox rag ah oo hub iyo rasaas badan watay
.April 22, 2021 Laamaha kala duwan ee Amniga Gobolka Bari, ayaa xalay hawlgal qorshaysan ku qabtay koox…
Siyaasiyiinta Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Mahad Salaad, Cabdiraxmaan Odowaa iyo Wasiir Fiqi oo ka hadlay dhacdadii Garoonka diyaaradaha
April 22, 2021 Siyaasiyiinta Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Mahad Salaad, Cabdiraxmaan Odowaa iyo Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed…
Maxamed Xuseen Rooble “ Wixii ka dhacay Garoonka lama aqbali Karo waa in baaritaan Deg deg ah la Sameeyaa..
April 22, 2021 Saacado kadib Markii Garoonka Muqdisho ay Xadgudub ka sameeyeen Ciidamo ka Tirsan NISA ayaa…
Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta Dubbe oo eedayn kala dul dhacay Dalalka Jabuuti iyo Kenya..
April 22-2021 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd soo saartay digniin culus oo ku socota dalalka Jabuui iyo…
Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Finish ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, u…
Madaxweyne Deni oo Magacaabis sameeyay
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 oo uu ku magacaabay…
Koox hubeysan oo qabsatay deegaano ka mid ah Itoobiya
Koox hubeysan ayaa la wareegtay gacan ku haynta degmo ku taalla waqooyiga bari ee dalka Ethiopia, ayaga…
Puntland oo gacanta ku dhigtay Hub iyo dadkii watay
Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Booliska Gobalka Bari ka howlgala ayaa waxay ku…
Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde
Shaqaaqada oo dhalisay gacan-ka-hadal ayaa waxaa ay dhex-martay Ciidamo ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya iyo Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka,…
Dhaqtar Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa Barqanimadii maanta waxaa ay Xaafada Albaraka ee degmada Hodan ku dileen Dr Xasan Cismaan…