Posted in WARARKA MAANTA

Howlgal laga sameeyay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Ammaanka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM oo ku baaqay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-kii September

Wakiilka Joogtada ah ee Qaramada Midoobay u jooga dalka Vitnam ahna Gudodomiyaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay …

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga Amniga Midowga Afrika oo shaaciyey in Golaha uu diyaar u yahay dhexdhexaadinta dhinacyada Soomaalida.

April 22-2021  Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika Ambassador Bankole Adeoye ayaa war csuub kaso saaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalada Garoonka oo caadi ku soo Noqotay kadib Markii uu gaaray taliyaha hay’adda socdaalka jinsiyadaha, Maxamed Aadan Koofi..

April 22-2021  Waxaa Goor dhawayd dib u bilaawday Howlihii shaqo ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe

April 22-2021  Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo manta shir deg deg ah ka yeelanaya ismari waaga ka taagan doorasha Soomaaliya

April 22-2021  Waxaa maanta la filayaa in Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ay shir deg deg…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad lagu laayay dalka DR congo iyo kooxo Hubeysan oo qabsaday meel aan ka fogayn.

April 22-2021  Warbaahinta dalka DR congo ayaa sheegtay in koox hubaysan ay waqooyiga wadankaasi ay ku dileen…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwadin Somali ah oo goor dhawayd lagu dilay Koonfur Afrika iyo Dilaagii oo la dilay

April 22-2021  Wararka ka imaanaya wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu dilay Halkaas Muwaadin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO

April 22-2021 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kala carar ka dhacacay Garoonka Muqdisho kadib hay’adaha NISA iyo laanta Socdaalka isku qabteen qof aan Marin baaritaan

April 22-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay halkaas ka dhacday Shaqaaqo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Ammaanka Wakiilka joogtada ah ee UN-ka u jooga dalka Vietnam oo walaac ka muujiyey xaaladda Soomaaliya.

April 22-2021 Guddoomiyaha Golaha Ammaanka Q/Midoobay Wakiilka joogtada ah ee UN-ka u jooga dalka Vietnam Danjire Dang…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxo hubeysan oo goor dhawayd xaafadda Albaraka ku toogtay Dr Buurane oo ahaa taqtarka Maqaarka..

 April 22-2021 Waxaa Goor dhawayd magaalada Muqdisho ka dhacay Dil aad u fool xun oo loo geestay…