Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo soo saartay go’aan lagu mamnuucayo jarista dhirta

Muqdisho, April 20 2021–Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madasha Badbaado Qaran oo Fariin u diray Golaha Ammaanka ee QM

Muqdisho, April 20 2021–Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Mas’uul ku dhintay

Muqdisho, April 20 2021–Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay wadada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby oo goor dhawayd la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal

April 20-2021  Wararka ka imaanaya Dalka chad ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu dilay halkaas Madaxweynihii dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Fariin uu Qoray Dr Culusow oo ku socota Xubnaha Mucaaradka iyo Musharixiinta

April 20-2021 Shacabka Soomaaliyeed waxay muddo 4 sano ah ku hoos noolaayeen, una adkeysteen, xadgudubyada, takrifalka, tacadiyada,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ugu geeriyooday Covid 19- Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland

April 20-2021 Wararka an ka heleyno Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wariye loo geystay dhaawac culus lagana qaatay Mobilkiisii xalay

April 20-2021 \Rag ku hubeysnaa Mindiyo ayaa waxaa la sheegay in xalay ay magaalada Boosaaso ee Xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha ammaanka iyo Nabadgalyada Midowga Afrika ahna Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata oo ka hadlay.

. April 20-2021 Guddoomiyaha Golaha ammaanka iyo Nabadgalyada ee Midowga Afrika ahna Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhul Beereed ku yaala Mel aan ka Fogayn Kismaayo oo maamulka Jubbaland ka iibiyeen Xawaalada Kaah oo Dagaal ka dhacay

April 20-2021 Wararka ka imaanaya magaallada Kismaayo xarunta ku meel gaarka maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madasha bad-baado qaran oo ay ku mideysan yihiin xubnaha mucaaradka oo Fariin u diray Q. Midoobay iyo Beesha caalamka.

April 20-2021 Madasha la magac-baxday bad-baado qaran oo ay ku mideysan yihiin xubnaha mucaaradka, guddoomiyaha aqalka sare,…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax uu ku dhintay Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadde degmada Dayniile oo goor dhawayd ka dhacay Muqdisho

April 20-2021  Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu ka dhacay Qarax aad…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay, in aysan waxba ka beddeli doonin go’aankii mudda kordhinta hay’adaha dowladda

April 20-2021 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay, in aysan waxba ka beddeli doonin go’aankii mudda kordhinta hay’adaha dowladda,…