Posted in WARARKA MAANTA

Qaadashada talaalka COVID -19 oo ka socota magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka.

April 20-2021 Qaadashada talaalka COVID -19 ayaa ka socota magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Xeerbeegta oo go’aanka ka gaari doonta xukunka George Floyd oo bilabay dhagaysiga Dacwada

April 20-2021 Guddiga Xeerbeegta ee go’aanka ka gaari doonta xukunka maxkamadeynta sarkaalkii hore ee booliska Derek Chauvin…

Posted in WARARKA MAANTA

Facebook oo sameysan sida adeeg la mid ah Clubhouse

April 20-2021 Shirkadda Facebook ayaa ku dhawaaqday in bilaha soo socda ay soo saarayso adeegyo maqal ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobii Guga oo xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho saamayna ku yeeshay Barakacayaasha iyo Wadooyinka Muqdisho.

. April 20-2021 Roobka Guga ayaa xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho, iyadoona saameyn uu ku yeeshay dadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Walter Mondale oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka xilligii Jimmy Carter oo xalay ku geeriyooday magaalada Minneapolis.

April 20-2021 Walter Mondale oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka xilligii Jimmy Carter ayaa xalay ku geeriyooday…

Posted in WARARKA MAANTA

Safarkii Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo qaatay 24 saac halka ay Villa Somaliya sheegtay 48 saac habeen hore.

. April 20-2021 Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay soo gabagabeeyay socdaalkiisii dalka Congo, isagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal wasaare Rooble oo odayaasha beesha Habar Gidir kala hadlay Xaalada Jeneral Saadaq Joon

April 20-2021 Wararka ka imaanaya Xafiska Raisal Wasaarasaha aya sheegaya in Kulan uu la yeeshay  Rooble odayaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababare Jose Mourinho oo laga ceyriyay Tottenham kadib markii uu la wareegay bishii November 2019-kii

April 19-2021 Mourinho oo u dhashay dalka Portugal ayaa kooxda hadda laga cayriyay ee Tottenham kala wareegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha dhaqanka, UK Oliver Dowden, oo sheegay inuu ku biiray dadka aadka uga caraysan in uu sii socdo European Super League.

April 19-2021 Dowladda UK ayaa sheegtay in ay qaadi doonto tallaaba kasta oo looga hortagaya horyaalka “gooni…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agab caafimaad oo isugu jira Mishiinada neefta siiya bukaanada iyo dawooyin kala wareegtay Hey’adda Kalkaal

April 19-2021 Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa agab caafimaad oo isugu jira Mishiinada neefta siiya bukaanada…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobkii Guga oo gelinka dambe maanta ka curtay magaalada dhuusamareeb caasimadda dowlada Galmudug

April 19-2021 Wararka ka imanaya caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in Roobka guga ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Somaliya oo shacabka Masar uga tacsiyeeyay shil tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac

April 19-2021 War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid…