Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo ka hadlay buufinta looga shakiyay inay basaas aheyd ee lagu arkay hawada Mareykanka

Sabti: Febraayo 2023   Shiinaha ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo ka dib markii Mareykanka uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiye Axmed oo talaabadii ugu horeysay qaaday tan iyo heshiiskii uu la galay Tigreega

Sabti: Febraayo 2023   Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay la kulmay madaxda Tigrayga…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay war farxad u ah ciidamada Ukraine.

  Sabti: Febraayo 2023   Xukuumadda Washington ayaa sheegtay in gantaallada cusub ee riddada dheer ee la…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo dib u fureysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya 10 sano kadib

  Sabti: Febraayo 2023   Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xudduudka Mandhera ee ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ATMIS oo War kasoo Saaray Dil ay Shalay ka Gaysteen Magaalada Muqdisho

  Sabti: Febraayo 2023   Taliska guud ee howlgalka ATMIS ee Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha waddanka Ukraine Volodymyr Zelensky, oo madaxda golaha iyo guddiga Midowga Yurub kula kulmayaa magaalada Kyiv

    Sabti: Febraayo 2023 Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa madaxda golaha iyo guddiga Midowga Yurub,…

Posted in WARARKA MAANTA

Muhaajiriin Tunisia ka tagtay oo ku dhintay badda u dhaxaysa Afrika iyo Yurub

  Sabti: Febraayo 2023 Maydadka sideed qof oo muhaajiriin ah oo dhintay xilli ay isku dayayeen inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Urur goboleedka IGAD oo war kasoo saaray xaaladda Laascaanood

Khamiis: 2/1/2023 Urur goboleedka IGAD oo ka warbixinayay xaaladda gobolka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Waaxda Arrmaha Dibedda ee Mareykanka oo soo rogtay xannibaado dheeraad ah oo dal ku galka ah hoggaamiyeyaasha taliban ee dalka Afghanistan

Khamiis: 2/1/2023 Waaxda Arrmaha Dibedda ee Mareykanka ayaa soo rogtay xannibaado dheeraad ah oo dal ku galka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Chad oo safaarad ka furanaya Israa’iil kadib markii ay dhawaan ka dib markii ay labada dal dib u soo cusboonaysiiyeen xiriirkooda diblomaasiyadeed

Khamiis: 2/1/2023 Dalka Chad ayaa Khamiista safaarad ka furanaya Israa’iil kadib markii ay dhawaan ka dib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska oo markale gacanta ku dhigay rag ku eedeysan Burcadnimo

  Arbaco: February 1, 2023   Ciidanka Booliska Saldhigga Deegaanka Garasbaaley oo Hoos yimaada Taliska Qeybta Guud ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho goor dhawayd

  Arbaco: February 1, 2023   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay garoonka…