Garsoore ku sugan magaalada Miami ee Mareykanka oo ku xukumay 5 sano oo xarig ah jilaaga reer Mexico, Pablo Lyle oo nin dilay xilli uu ku jiray khalkhal dhanka waddooyinka ah
Axad: February 5, 2023 Garsoore ku sugan magaalada Miami ee Mareykanka oo ku xukumay 5 sano oo…
Askari hore oo Mareykan ah Saskii aan ka qaaday hawlgalkii Soomaaliya iyol Dagaalkii Caydiid wali ma hilmaamin
Axad: February 5, 2023 Waxaa 29 sano laga joogaa markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, taaso…
Hoggaamiyaha dowladda militariga ah ee Burkina Faso oo ka hadlay Xiriirka kala dhaxeeya Fransiiska
Axad: February 5, 2023 Hoggaamiyaha dowladda militariga ah ee Burkina Faso,Kabtan Ibrahim Traore, ayaa beeniyay inuu xiriirka…
Madaxweynihii hore ee Pakistan General Pervez Musharaf oo ku geeriyooday magaalada Dubai
Axad: February 5, 2023 Madaxweynihii hore ee Pakistan General Pervez Musharaf, oo xukunka ku qabsaday afgambi 1999-kii,…
Madaxweyne Lafta-gareen iyo mucaaradka Koonfur Galbeed oo heshiis gaaray
Axad: February 5, 2023 Shirkii dhex-dhexaadinta madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagraeen iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa lasoo geba-gebeeyey,…
Diyaaradaha dagaal Maraykanka oo soo riday saacado kadib buufin looga shakisan yahay inay basaas u aheyd Shiinaha
Axad: February 5, 2023 Diyaaradaha dagaal Maraykanka ayaa Sabtidii soo riday buufin looga shakisan yahay in Shiinuhu…
Wararkii ugu dambeeyay ee xiisada Mareykanka iyo Shiinaha u dhaxeysa.
Sabti: February 4, 2023 Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay u dhaqmayo si…
Dowladda federaalka oo goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay horjooge Xasan Cadde oo ahaa horjoogihii kooxda Al-Shabaab ee deegaanka Janaa-Cabdale
Sabti: February 4, 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay horjooge Xasan…
Sabti: Febraayo 2023 Eedeymo la xiriiray isku day kufsi iyo weerar ayaa laga dhaafay ciyaaryahanka u…
Cali Cabdi Wardheere oo dadaallada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee xalka loogu raadinayo arrimaha ka taagan Koonfur Galbeed amaan u jeediyay
Sabti: Febraayo 2023 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali…
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo sheegtay in loo beegsanayo islaanimo
Sabti: Febraayo 2023 Xisbiga Jamhuuriga ayaa xildhibaan Ilhaan Cumar ka xayuubiyay xubinimadii guddiga arrimaha dibadda ee…
Ronaldo oo dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ee horyaalka Sacaadiga
Sabti: Febraayo 2023 Cristiano Ronaldo ayaa goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda Al Nassr kadib…