Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor “Dalku xilli doorasho ayuu ku jiraa, mana qabo inuu dhici karo wax la yiraahdo mudo kororsi daawo Waraysiga

April 12-4-2021 Mid ka mid ah Madaxweynayaashii maamul goboleedyada ee ugu dhawaa Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Farmaajo…

Posted in WARARKA MAANTA

si xowli ah dalka Mareykanka Waxaa uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof

April 12-4-2021 Waxaa si xowli ah dalka Mareykanka uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la…

Posted in WARARKA MAANTA

sanad-guuradii 61aad ee Aas-Aaskii Ciidamada xoogga oo ku beegan maanta oo Dowlada aysan xusaynin

April 12-4-2021 Maanta ayaa waxaa ay ku beegan tahay sanad-guuradii 61aad ee Aas-Aaskii Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir jaraa’id oo ay si deg deg ah u qabteen Golaha Midowga Murashaxiinta kana digeen mudo kororsi

April 12-4-2021 Shir jaraa’id oo ay si deg deg ah u qabteen Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo hub culus oo xiray xalay lagu daadiyay wadooyinka muhiimka ah ee gala baarlamaanka

April 12-4-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada oo caawa loo diray fariin uu guddoonku ku war-gelinaayo inuu beri oo Isniin ah jiro kulankii golaha

April 11-4-2021 Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa caawa loo diray fariin uu guddoonku ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Donald Yamamoto oo la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-gobolleedyada Puntland iyo jubbaland

April 11-4-2021 Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweyneyaasha Dowlad-gobolleedyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo sheegay in Shiinaha iyo Ruushka ay ka hortagayaan iskudayada Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ee dadaalka Maynmar.

April 11-4-2021 Madaxa arrimaha dibedda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in tartanka siyaasadeed ee danaha gaarka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha gaashandhigga Mareykanka oo booqasho ku tegay Israa’iil

April 11-4-2021 Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in xiriirka ka dhexeeyo Israa’iil iyo Mareykanka uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbaahinta Iran oo sheegtay in shil uu ka dhacay warshadda Nukliyeerka ee Iran

April 11-4-2021 Warbaahinta Iran ayaa ku warrantay in shil uu ka dhacay warshadda Nukliyeerka ee Iran maalin…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka “ Xiriirka Israa’iil iyo Mareykanka wuxuu udub dhexaad u yahay amniga Bariga Dhexe

April 11-4-2021 Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa sheegay in xiriirka Mareykanka iyo Israel uu udub dhexaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqoradda UK oo ku tilmaantay geeriday Amiirka Edinburgh inay “raad weyn ku reebtay nolosheeda

April 11-4-2021 Boqoradda ayaa ku tilmaantay geeriday Amiirka Edinburgh inay “raad weyn ku reebtay nolosheeda”, wiilkeeda oo…