Farmaajo “Ciidanka Xoogga Waa Astaan Qarannimo Iyo Midnimo”
Muqdisho, April 12, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan…
Qoor-Qoor:Extension of terms is impossible .
Muqdisho, April 12, 2021–The president of Galmudug state Ahmed Abdi Kariye Qoor-Qoor who spoke to the media…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame “ Farxaan Qaroole waxaan leeyahay ha Qaban Xilkaas been abuurka ah
April 12-4-2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga…
Booliska Soomaaliya & AMISOM oo howlgal ka bilaabay Muqdisho ka hor Bisha Ramadaan
Muqdisho, April 12, 2021–Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo qeybta Booliska ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa…
DEG DEG:-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday Iyo Mid Cusub Loo magacaabay
Muqdisho, April 12, 2021–Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii…
Madaxweynaha Galmudug oo ka digay Muddo kororsi
Muqdisho, April 12, 2021–Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa ka hadlay xaaladda…
War deg deg ah: Taliye Xijaar oo xilkii ka qaaday Saadaq Joon kuna badalay farxaan Qaroole..
April 12-4-2021 Saacad kadib markii Saadaq Joon uu is hor taagay kulan lagu waday in baarlamaanka uu…
Saadaq Joon “ 15-ka bilood oo la kororsado oo dib noo dhigta 15 sano ma dooneyno waxaa loo baahan yahay in la qaato mas’uuliyada Daawo wadareed
April 12-4-2021 Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir, Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa goor dhow shaaciyey in taliska…
Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil Dhalinyaro ku dilay degaan lagu Magacaabo Yaanyi oo ku yaal inta u dhaxeysa Wardheekh iyo Balcad
. April 12-4-2021 Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in Wiil Dhalinyaro ahaa oo Shacab ah ay…
Xarun nukliyeer oo ku taal waddanka Iiran oo gebi ahaanba hakad gashay maalin un kaddib markii xariga laga jaray
April 12-4-2021 Xarun nukliyeer oo ku taal waddanka Iiran ayaa gebi ahaanba hakad gashay maalin un kaddib…
Inta badan dalalka Muslimiinta ah, gaar ahaanna waddamada Carbeed, oo shaaciyay in ay Soomi doonaan maalinta Talaadada ah oo ku beegan 13 bisha
April 12-4-2021 Inta badan dalalka Muslimiinta ah, gaar ahaanna waddamada Carbeed, ayaa shaaciyay in ay Soomi doonaan…
Dad ka barakacay colaadda Soomaalida iyo Canfarta oo sii kordhaya
April 12-4-2021 Dagaalladii dhawaanahan xadka deegaannada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ku dhex maray labada qowmiyadood…