Wasiirka Amniga Galmudug Fiqi oo oo ka hadlay go’aankii uu shalay ku hor-istaagay Saadaq John
April 13-4-2021 Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale Mudane ka tirsan golaha…
Golaha Murashixiinta oo ugu baaqay Taliyaasha Ciidamada dowladda in aysan u hoggaansamin Amarrada Madaxda dowladda ee mudda kordhinta samaystay.
April 13-4-2021 Golaha Midowga Murashixiinta, ayaa ugu baaqay Taliyaasha Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, in aysan u hoggaansamin…
Dunida Muslimka oo laga sooman yahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan
April 13-4-2021 Dunida Muslimka ayaa maanta laga sooman yahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan kadib…
Madaxweyne laftaagreen oo shacabka Koonfur galbeed ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan dhagarta shabaab
April 13-4-2021 Xili saakay ay bilaabatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi…
Maxkamadda Ciidamdada Somaliland oo xukun ku riday Korneyl Jaamac Doolaal oo xiriir la sameeyay dowladda federaalka Soomaaliya.
. April 13-4-2021 Maxkamadda Ciidamdada Millateriga Somaliland ayaa xukun adag ku riday Korneyl Jaamac Doolaal oo ka…
Qoraal kasoo baxay guddiga arrimaha dibedda Mareykanka oo lagu canbaareeyay muddo kordhin ay golaha shacabka ee shalay..
April 13-4-2021 Senate-ka Mareykanka ayaa ka hor-yimid muddo kordhinta uu Golaha Shacabka Soomaaliya shalay u sameeyey madaxweynaha…
Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan oo wacad ku maray ‘in uu ka aarsan doonaan weerrarkii Israa’iil’ ku qaadday barteeda nukliyeerka
April 13-4-2021 Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa sheegay in dalkiisa “uu ka aargudan doono” weerrar lagu…
Wax ka ogoow shaqsiyada Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Gobolka banaadir Jeneraal Saadaq Joon
April 12-4-2021 Saadaq Joon, oo ahaa taliyihii Booliska ee gobolka Banaadir ayaa maanta xilka laga qaaday, kaddib…
Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan
April 12-4-2021 Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Xukumada Federalka Soomaaliya Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku…
Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo looga hadlay go’aankii muddo kororsiga
April 12-4-2021 Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa looga fal-celiyey go’aankii…
Masar iyo Suudaan oo ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo magacaabaan khuburro ka shaqeyn doono
April 12-4-2021 Masar iyo Suudaan ayaa ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku tilmaamay afganbi Ciidan wixii manta dhacay
April 12-4-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haatanna ka mid ah musharaxiinta mucaaradka ee doorashada madaxtinnimada Soomaaliya, Xasan…