Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah riday
Muqdisho, April 13 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ee Militirga Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun…
Mareykanka oo bilaabay baaritaanka weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay
Muqdisho, April 13 2021–Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa amar ku bixiyay in dib u eegis lagu…
Galmudug oo War kasoo saartay weerar Sarkaal & Askari lagu dhaawacay
Muqdisho, April 13 2021–Hawlgal Ciidamada Ilaalada xeebaha Galmudug ay dhawaan ka sameeyeen xeebaha Badweynta Hindiya ee Galmudug…
Muhaajiriin ku dhimatay xeebaha Jabuuti
Muqdisho, April 13 2021–Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib ay qalibantay dooni…
Mareykanka oo sheegay in ay la shaqeyn doonaan madaxweynaha Jabuuti Geelle kadib guushii uu dhawaan ka gaaray doorashadii ka dhacday dalkaasi.
April 13-4-2021 Mareykanka ayaa sheegay in uu lasii shaqeyn doono madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib guushii…
Askari madow ah oo ka tirsan militariga Mareykanka oo dacwad ka gudbiyay laba askari oo boolis ah oo inta ay joojiyeen ka dibna hub ku taagay
April 13-4-2021 Gaashaanle madow ah oo ka tirsan militariga Mareykanka ayaa dacwad ka gudbiyay laba askari oo…
Xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka oo sheegay in ay dhisayaan Dowlad dalka lagu badbaadiyo.
April 13-4-2021 Xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag uga hadlay xaaladda cusub…
Tirada Tahriibayaashii ku dhintay doonta ku qalibantay xeebaha Jabuuti oo gaaray 42
April 13-4-2021 Wararka ka imaanaya jabuuti oo saacadihii la soo dhaafay ay ku dagtay Doon ay saarnaayeen…
Mareykanka oo amar ku bixiyay in dib loo baaro weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Sanadkii hore saldhigga ciidanka milatariga Manda Bay ee gobolka Lamu
April 13-4-2021 Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa isniintii shalay ahayed amar ku bixiyay in dib u…
Al-shabaab oo Xalay muqdisho ka geestay Dil Nuuc cusub ah markii guriga ay ugu dhaceen Sarkaal kuna dileen.
April 13-4-2021 Wararka ka imaanaya Degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degmadaas ay shabaab…
Amb. James Swan “ Anigoo fadlan iga guddooma hambalyadeyda bil cibaado oo nabdoon, la isku naxariisto oo la daryeelo dadka kale
April 13-4-2021 Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James Swan oo war…
34 qof Tahriibayaal ah oo ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib markii ay qalibantay dooni ay saarnaayeen
April 13-4-2021 Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib ay qalibantay dooni ay…