Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Waqtigeeda dhamaaday oo jawaab kulul u dirtay beesha caalamka

April 15-4-2021 War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa looga jawaabay dhaleeceyntii…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo siwadajir ah u diiday muddo kordhinta Farmaajo

Muqdisho, April 14 2021–Wakiilada Beesha Caalamka ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay siwadajir ah uga soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan C/ Shakuur oo sheegay in dalku galay xaalad hoggaamiye Kooxeednimo

Muqdisho, April 14 2021–Siyaasig Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahne gudoomiyaha Xisbiga Waradajir oo ka hadlay xaalada dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhirso:- Afarta digniin ee ugu culus ee dowladda Soomaaliya loo diray

Muqdisho, April 14 2021–Beesha caalamka ayaa dhaleeceysay go’aankii ay Golaha Shacabka Soomaaliya muddo labo sano ah ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay Gaari qarax ku qabsaday duleedka degmada Balcad

Muqdisho, April 14 2021–Gaari Caasi ah ama Hoomeey, oo ay saarnaayeen dad shacab ah kana baxay Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Jarmalka oo ka hadlay muddo kordhinta loo sameeyay dowladda

Muqdisho, April 14 2021–Jarmalka ayaa sheegay in qaraarka lagu ansixiyay muddo kordhinta hay’adaha dowladda Soomaaliya uu yahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka bilaawday Tallaalka labaad ee COVID19

Muqdisho, April 14 2021–Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda xilgaarsiinta ayaa maanta si Rasmi ah u daah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha Amniga

Muqdisho, April 14 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad xukun ku riday Muwaadin Somali haysta dhalashada Sweden

Muqdisho, April 14 2021–Eedeysanaha oo lagu magacaabo Farhan Abdirizak oo 40-jir ah  waxa uu ka hor qirtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururada bulshada rayidka Soomaaliya oo ka hor yimid mudo kordhinta dowlada.

 April 14-4-2021 Ururada bulshada rayidka Soomaaliya oo ka hor yimid mudo kordhinta dowlada. Isu’tagga Ururada Bulshada Rayidka…

Posted in WARARKA MAANTA

Saqib Khan oo ka mid ah xiddigaha Bollywood-ka ee soo jila filimada oo ku dhawaaqay inuu diinta Islaamka darteed u joojin doono xirfaddiisa jilaanimo.

 April 14-4-2021 Saqib Khan oo ka mid ah xiddigaha Bollywood-ka ee soo jila filimada runta ku saleysan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa xabsiyada deeganada Somaliland.

 April 14-4-2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa…