Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Muqdisho, April 15 2021–Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz…
Weerar lagu qaaday saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamada Kenya
Muqdisho, April 15 2021–Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan…
Weerar lagu qaaday Garoon Ciidamada Mareykanka ku leeyihiin Ciraaq
Muqdisho, April 15 2021–Saraakiil Maraykan ayaa xaqiijiyey in Diyaarad Daroon oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa in…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, islamarkaana beddelo Donald Yamamoto.
April 15-4-2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu maanta safiir cusub usoo magacaabo Soomaaliya, islamarkaana…
Waa kuma ninka Muslimka ah ee noqday qofkii ugu taajirsan dunida soo maray?
April 15-4-2021 Liiska dadka hadda ugu taajirsan dunida waxaa ka dhex muuqda Jeff Bezoz, Elon Musk iyo…
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin degaanka Hoosingow
April 15-4-2021 Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan oo weerar afka ah ku qaaday ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi..
April 15-4-2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii weerar ku qaaday ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi…
Madaxweynayaashii hore oo caawa Hoyanaya Deegaan ay daganyihiin dadka ay ka dhasheen..
April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya caawa Degmooyinka kaaraan iyo degmada Cabdicasiis ee Waqooyiga Muqdisho ayaa sheegaya in…
Joe Biden oo ku dhawaaqay in ciidamada Mareykanka ee jooga Afghanistan laga saari doono 11-ka bisha September ee sanadkan
April 15-4-2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhammaan ciidamada Mareykanka ee…
Sharci ma u maray Farmaajo daraja ka xayuubintii Jeneraal Saadaq Joon Taliyihii booliska Gobolka Banaadir.
April 15-4-2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan darajooyiinka ciidan ka xayuubiyay Saadaq Joon, taliyihii booliska Gobolka…
Qasaaraha ka dhashay Qaraxii shalay degaanka Gololey oo gaaray 21 qof dhimashada
April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, ayaa sheegaya in uu kordhay qasaraha…
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka oo shegay inay tahay waqtigii ciidammada Mareykanka laga soo saari lahaa Afghanistan
April 15-4-2021 Mareykanka ayaa sii wadi doona inuu taageero Afghanistan ka dib marka uu kala baxo ciidamdiisa….