Xukuumadda Somaliland oo soo dhaweysay saraakiil iyo ciidan hor leh oo kasoo goostay Puntland
April 16-4-2021 Wararka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegaya in Ciidamo iyo gaadiid Dagaal ay ka soo baxeen…
Madaxweyne Biden oo ku dhawaaqay cunaqabateyn ka dhan ah Ruushka kadib weerarrada dhanka internet-ka ah.
April 16-4-2021 Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo ka dhan ah Ruushka isagoo ka jawaabaya waxa…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray garoonka kubadda cagta Qoob-dooro degmada Karaan ee gobolka Banaadir
April 16-4-2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka…
Madaxweynayaasha Masar iyo Jabuuti oo isku raacay in la xalliyo muranka biya-xireenka Itoobiya ka dhisayso webiga Niilka
April 16-4-2021 Xili gacan ka hadal kaliya uu ka haray muranka u dhaxeeya Masar Sudan iyo Itobiya…
Xukuumadda Puntland oo xalay baaq nabadeed ka soo saartay, colaad beeleed ka taagan degaanka Dhabar-dalool oo ka tirsan Gobolka Sool.
April 16-4-2021 Xukuumadda Puntland ayaa xalay baaq nabadeed ka soo saartay, colaad beeleed ka taagan degaanka Dhabar-dalool…
Faransiiska oo u digay Muwaadiniintiisa ku nool Pakistan kadib aflagadadii loogu gafayo Nabi Muxamed NNKH.
April 16-4-2021 Dolwadda Faransiiska ayaa ku boorisay dhammaan muwaadiniinteeda ku sugan dalka Pakistan inay si ku meel…
Siyaasi u dhashay Canada oo raali-gelin bixiyay kadib markii isagoo qaawan uu ka soo muuqday kulan Zoom-ka
April 16-4-2021 William Amos, oo laga soo doorto degmada Pontiac ee gobolka Quebec ayaa qoraal uu shaaciyay…
Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle oo kulan la leh Midowga Musharaxiinta
Muqdisho, April 15 2021–Madaxweynayaasha maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa kulan leh Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Kulankan ayaa…
Maxkamada gobolka Banaadir oo dacwad kusoo oogtay Dad isugu jira Soomaaliya iyo Ajaanib
Muqdisho, April 15 2021–Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa looga yeeray lix eedeysane oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib…
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay xilliga uu bilaabanayo Imtixaanka Shahaadiga
Muqdisho, April 15 2021–Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa Qiimeyn iyo wadatashi dheer kadib, waxa ay…
Puntland oo soo saareysa Go’aano la xiriira doorashada Soomaaliya
Muqdisho, April 15 2021–Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta kulan ku yeeshay Golaha wasiirada Maamlkaas,…
Xukun dil ah oo lagu riday Nin hooyadiis ku dilay Magaalada Baydhabo
Muqdisho, April 15 2021–Maxakamada gobolka Baay ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay xukun dil…