Ciidamada Dowladda Soomaaliya dagaal culus kula galeen degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
April 7/4/2021 Wararka naga soo gaaraya degaano hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan…
Dalka Masar oo lagu gubay meydka qof u dhintay cudurka safmarka ah ee Covid-19
Apil 7/4/2021 Mas’uuliyiinta ayaa baaraya dhacdo lagu gubay meydka qof u dhintay cudurka Karoona. Waxaana lagu soo…
Shil aad u xun oo ka dhacay degaanka Kwamkikuyu oo ku yaala waddada weyn ee Malindi-Mombasa.
Apil 7/4/2021 Ugu yaraan 15 qof ayaa dhimatay ka dib markii ay laba bas isku dheceen shil…
Xiritaankii dowladda Kenya ay u qabatay Qaramada Midoobeey in ay ku soo gudbiso qorshaha xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma
Apil 7/4/2021 Waxaa maanta ku eg xilligii dowladda Kenya ay u qabatay Qaramada Midoobeey in ay ku…
Dowlada Itoobiya oo si kulul u eedeysay Dowladaha Masar iyo Suudaan
Apil 7/4/2021 toobiya ayaa ku eedeysay Masar iyo Suudaan inay caqabad ku yihiin wadahadallada la doonayo in…
Warshadda Nukliyeerka ee Dalka Imaaraatka oo la howgeliyay
Apil 7/4/2021 Imaaratka Carabta ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee Carab ah oo howlgeliyo warshad laga dhaliyo…
In ka badan 4,000 oo qof oo 24-ki saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay dalka Brazil
Apil 7/4/2021 In ka badan 4,000 oo qof ayaa 24-ki saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu…
Dowladda Sudan oo baabi’say sharci diidayay jiritaanka Dowlada Israel ku dhawaad Qarni
Apil 7/4/2021 Dowladda Sudan oo baabi’say sharci diidayay jiritaanka Israel Golaha Wasiirrada dalka Sudan ayaa Talaadadi shalay…
Qasaaraha ka dhashay Dagaalkii ka dhacay gobolka Sitti qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta oo soo kordhaya
Apil 7/4/2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal kulul oo shalay ka dhacay gobolka Sitti…
Sacduudiga oo bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay cimraysanayaan dadka iska tallaalay cudurka COVID-19.
April 7/4/2021 Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay shuruud hor leh oo ay ku xireyso dadka caalamka…
Ganacsigii suuqa Islii ee magaalada Nairobi oo saamayn ku yeeshay Xayiraada Kenya ku soo Rogtay Gobolada dalka..
April 7/4/2021 Maalmo ka hor ayay ahayd markii Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta uu soo saaray go’aamo looga…
Maleeshiyo gacansaar la leh kooxda Daacish oo bartamaha wadanka Syria ka afduubtay 20 qof.
April 7/4/2021 Maleeshiyo gacansaar la leh kooxda Daacish ayaa afduubtay ugu yaraan 19 qof oo u badna…