Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo go’aan kasoo saaray Cumrada Ramadaanka

Muqdisho, April 06, 2021–Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar oo shaacisay in uu fashilmay shirkii Biyo-xireenka Ethiopia ee GERD ee socday maalmahan

\April 6, 2021   War qoraal oo goor dhow ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirad Khadiijo Maxamed Diiriye oo kulan la qaadatay Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin Jian.

\April 6, 2021   Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda ee xilka sii-hareysa Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Suudaan oo xaalad deg deg ah uga dhawaaqday galbeedka gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas

April 6, 2021   Dowladda Suudaan ayaa xaalad deg deg ah uga dhawaaqday galbeedka gobolka Darfur kadib dagaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Amanatullah Khan oo xildhibaan muslim ah oo ka tirsan baarlamaanka Hindiya oo dacwad ka gudbiyay macbad ku yaalla dalkaas.

April 6, 2021   Amanatullah Khan oo xildhibaan muslim ah oo ka tirsan baarlamaanka Hindiya ayaa dacwad ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Culimada masaajid ku yaalla magaalo xeebeedka Lamu ee Kenya oo ka cawday funaanad loo nashqadeeyay fanaan caan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal kulul oo ka socda xadka Soomaalida iyo Canfarta iyo qasaare ka dhashay

April 6, 2021   Wararka ka imaanayo Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya waxay sheegayaan in dagaal u dhexeeyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Israa’iil oo toogtay darawal Falastiini ah xaaskiisana dhaawac culus u geestay

April 6, 2021   Wararka ka imaanaya Bariga dhexe ayaa sheegaya in Mas’uuliyiin ka tirsan Falastiin ay sheegeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Biyo la’aan xoogan oo ka jirta deegaan ka tirsan gobolka Mudug

April 6, 2021   Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan koofurta gobalka Mudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Afgambi cusub oo ka dhan Erdogan miyaa laga qorsheeyey Turkey

April 6, 2021   Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Dekadaha Puntland oo shir Gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Gobalka Bari, oo xalay lagu qabtay Bosaaso.

April 06, 2021 Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Maxamed Cabdullaahi Cusmaan  (Majiino) ayaa shir Gudoomiyay kulanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sudan oo Somaliya ku cadaadinayso inay ka qaadato lacago Somali ah oo ay daabacday shirkad dalkaas laga leeyahay.

April 06, 2021 Warbaahinta dalka Sudan ayaa sheegtay in Dowladda Sudan xiligaan ay culeys u arkayso lacago…