Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ee la keenay dalka
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19…
Sharaxaad:- Badda Soomaaliya ee Kenya muranka galisay
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Isniinta maanta ah, maxkamadda ugu saraysa ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay…
Waa maxay sababta wadamada qaar ay u hakiyeen tallaalka AstraZeneca ee maanta la keenay Soomaaliya?
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Dhowr waddan oo Yurub ah, oo ay kujiraan Norway, Denmark, Netherlands iyo Ireland, ayaa…
Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay talaalka la keenay Muqdisho iyo dadka la siin doono
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Shixnadii u horeysay ee tallaalka COVID-19 ee barnaamijka Covax ayaa saaka soo gaaray magaalada…
Ciidanka dowladda oo sheegay in ay gubeen gaari Qarax siday
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Ciidanka Danab ee ka howlgalla gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in gaari Qarax siday…
SAWIRO: Talaalka cudurka Karoonaha oo Muqdisho soo gaaray
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Waxaa goor dhow Muqdisho soo gaartay diyaarad siday talaalka cudurka Karoonaha oo markii ugu…
Weerar Gantaal oo yemen Caruur iyo Askar Lagu Dilay
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Xoogaga Xuutiyiinta ee Yemen ayaa gantaal ku dhuftay iskuul ay ku sugnaayeen xubno taabacsan…
Wararkii ugu dambeyay Kiiska Dacwada badda
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Wafdi uu hogaaminaayo ra,iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan…
Dibad-baxayaal weeraray gaari uu la socday Madaxweynaha Arjantiin
Muqdisho Qol March 14 2021 Tobanaan ruux oo caraysan ayaa weeraray kolonyo uu la socday madaxweynaha dalka…
Soomaaliya: 2.5 Malyan oo qof oo wajahaya cunno yari iyo biyo la’aan
Muqdisho Qol March 14 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 2.5 milyan oo qof oo ku nool…
Sheekh Umal “Soomaalida Qur’aanka hoos u dhac baa jira gaar ahaan xifdiga
Muqdisho Qol March 14 2021 Waxaa shalay dalka Kenya lagu soo gabogabeeyey tartan xifdiga Qur’aanka kariimka ah…
Maxay yihiin qodobada “Raqiista ah” ee Kenya ku diidantahay ka qayb galka dacwada badda Soomaaliya?
Muqdisho, 14da Maarso, 2021-Dowladda Kenya ayaa ku wargelisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda in aysan ka qeyb…