Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo kulan la leh Musharaxiinta
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Madaxweynayaasha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilligan shir la…
Isku Dhacyo Dagaal oo Ka Dhacay Xadka Ciraaq iyo Syria
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Sida la soo sheegay, isku dhacyada ayaa ka dhacay Degmadda Sinjar ee Gobolka Nineveh…
Puntland oo noqotay goobta koowaad oo Soomaaliya la keeni doono talaalka Covid 19
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Tallaalka xanuunka COVID-19 ayaa lagu wadaa in todobaadka dambe soo gaaro magaalada Garoowe ee…
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Qaxootiga ku tabaalaysan Yemen
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti ah Soomaali ah…
Musharax Daahir Geelle oo ka hadlay Askar ka mid ah ilaaladiisa oo Qarax lala beegsaday
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka tacsiyeeyay askar ka mid ilaaladiisa oo xalay…
Maamulka madaxwayne Biden oo shaaca ka qaaday in ay isku dayayeen in ay xiriir la sameeyaan Kuuriyada Waqooyi
Muqdisho Qol March 14 2021 Maamulka madaxwayne Biden ayaa shaaca ka qaaday in ay isku dayayeen in…
Tallaalka COVID-19 oo lagu wadaa in todobaadka dambe soo gaaro magaalada Garoowe
Muqdisho Qol March 14 2021 Tallaalka xanuunka COVID-19 ayaa lagu wadaa in todobaadka dambe soo gaaro magaalada…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen oo sheegay in qaxooti Soomaali ah dalkooda dib loogu soo celin doono dhammaadka bishaan
Muqdisho Qol March 14 2021 Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti ah…
Dowladda Kenya oo ka baxday kiiska dacawadda badda Soomaaliya sida uu qoray Daily Nation
Muqdisho Qol March 14 2021 Dowladda Kenya ayaa ka baxday kiiska dacawadda badda Soomaaliya ee kala dhaxeeysa…
Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Galmudug General Maxamed Cadoow Cali oo Wacad ku maray in shabaab
Muqdisho Qol March 14 2021 Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka General Maxamed Cadoow Cali…
Wasiirka Xajka iyo cumrada ee Dalka Sacuudiga oo shaqadii laga cayrisay.
Muqdisho Qol March 14 2021 Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan ayaa eryay Mohamed Benten oo ah wasiirka xajka…
Wasiirkii hore ee Difaaca somaliya oo geeriyooday
Muqdisho Qol March 14 2021 Ilaahay naxariista janno haka waraabiyo waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku…