Rooble oo goor dhawayd magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Cali Mahdi dawo Muqalkan
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay…
Madaxweyne farmaajo oo amray in muddo saddex maalin ah hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saacado kadib waxa uu…
Madaxweynayaashii hore iyo wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo la kulmay Axmed Madoobe Sawiro
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed…
Gobolka Oromada oo ku dhawaaqay inay qaadaceen doorashada Itoobiya
. Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Laba xisbi oo kamid ah kuwa ugu waaweyn deegaanka Oromada…
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Puntland HADMA oo dalbatay Gurmed deg deg ah
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa dirtay baaq ku saabsan…
Kuuriyada Koonfureed oo saxiixday heshiis u oggolaanaya militariga Mareykanka inay sii joogaan ugu yaraan lix sano oo kale
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Kuuriyada Koonfureed ayaa saxiixday heshiis u oggolaanaya militariga Mareykanka inay sii joogaan…
Qaramada Midoobay oo ka deyrisay dadka ka barakacay Gobolka Tigray
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 130 kun oo qof…
Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka…
War deg deg ah: Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi oo goordhow ku geeriyooday magaalada Nairobi
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada…
Wax ka ogow Makhaayadii ay ka bilaabatay dacwadda Badda ee Somaliya iyo Kenya
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa 15-ka bishan March billaabeysa dhageysiga…
Madaxweynaha Uganda oo waraaqaha safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee Somaliya u fadhin doono Dalka Uganda
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa waraaqaha safiirnimo maanta ka gudoomay…
Axmed Madoobe iyo Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta. oo kulmay
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho manta ka dhacay kulan aan la shaacin oo ay…