Madaxweynaha Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Boosaaso ee gobolka Bari kadib Weerarkii Xabsiga Wayn
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyaha…
Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland oo qab qabtay Rag ka ganacsanaayay Xashiishka
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka…
Maraykanka oo Beesha caalamka ku cadaadinaya in Dowlad kale loo dhiso Afghanistan
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay in toddobaadka soo socda ay…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump oo lagu tilmaamay Madaxweynihii ugu beenta Badnaa maraykanka..
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, waxaa inta badan lagu eedeyn jiray…
Qarax ka dhacay bar control oo ciidamada ammaanka HirShabeelle ay ku leeyihiin xaafadda Horseed
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle ayaa sheegaya in…
Maamulka Jubaland oo war kasoo saartay imaatinka Madaxweyne Axmed Madoobe iyo meesha uu dagayo markii ugu horaysay
Maamulka Jubaland ayaa war kasoo saartay imaatinka Madaxweyne Axmed Madoobe ee magaalada Muqdisho iyo goobta loo asteeyay…
Dowlada Kenya oo joojisay galleydii uga imaan jirtay dalalka deriska kadib markii Kansar laga sheegay
Kenya ayaa mamnuucday galleydii looga soo dhoofin jiray dalalka Uganda io Tanzania kadib walaac ka dhashay dhanka…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray magaalada Muqdisho
. Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada…
Guddoomiyihii guddiga Ganacsatada Somalida ee xaafadda Islii oo geeriyooday.
Waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday Macalin Ibraahim Xuseen Dheere oo ah guddoomiyihii ganacsatada xaafadda Islii ee…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay shirka dhacaya Teendhada Afisyooni.
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharraxaad ka bixiyey shirka dowladda…
Madaafiic goor dhawayd lagu garaacay Xerada Xalane iyo Qasaare ka dhashay
. Waxa goor dhawayd Weerar Madaafiic ah lagu qaaday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, oo ah halka…
ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubaland oo goor dhawayd ka soo dagay Garoonka Muqdisho..
Wararka ka imaanaya garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay soo dagtay Diyaarad siday ilaalada gaarka…