Nin Soomaali ah ku nool Faransiiska oo danta Biday in uu ku noolaado waddooyinka kadib markii loo diiday magangelyo
Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Faransiiska ayay danta ku khasabtay in uu ku noolaado…
Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo lagu xannibay gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon
Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo “lagu xannibay” gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon…
Madaxweynayasha Jubbland iyo Puntland oo lagu wado in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho.
Waxaa garoonka Muqdisho ka socda Qaban qaabo ku aadan soo dhawaynta Madaxweynayaasha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed…
Dab Qabsaday Xero Tahriibayaasha oo ku taalla caasimadda dalka Yemen ee Sanca
Ugu yaraan 8 Muhaajiriin ayaa ku geeriyootay, in ka badan 170-kalena wey ku dhaawacmeen Xaruun lagu hayo…
Dhalinyaro Soomaali ah oo Markii ugu horaysay ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya
Dhalinyaradii ugu horreysay oo deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ka soo jeeddo oo ku biirtay ciidamada cirka…
Xaruunta xakameynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC) ee dalka Mareykanka oo ku dhawaaqday in dadka tallaalka
Xaruunta xakameynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC) ee dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dadka tallaalka sida buuxda…
Ciidamada oo Xalay degmada Yaaqshiid ku qab qabtay rag dhacayay taleefanada gacanta
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowlada ay howl-gal ay xalay ka…
Geelle “Soomaaliya iyo Jabuuti cid kala Geyn karta ama kala fogayn kartaa ma jirto”
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya, isagoo markii ugu horreysay ka…
Agaasimaha dekedaha Hoybyo oo sheegay in laga dhisayo deked weyn oo maraakiibta iyo doonyuhu ku soo xirtaan.
Mas’uul ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in laba dekedood laga dhisayo degmada Hobyo ee Gobolka…
Puntland oo sheegay in hadda kadib qof kasta oo ka safraya ama soo galaya magaalada Garoowe laga doonayo damiin
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Puntland oo saxaafadda kula hadlay Garoowe, ayaa sheegay in hadda kadib qof…
Al-Shabaab oo fagaare ku yaalla Bu’aalle ku dilay shan nin oo ay ku eedeeyeen falal basaasnimo midna ay Gowraceen.
Wararka ka imaanaya Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay fagaare ku yaalla magaalada Bu’aalle ee…
Ciidamada xoogga oo Howlgalo ka fuliyay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Balcad iyo Afgooye Shabaab lagu Dilay.
Wararka ka imaanaya saakay Xuduuda u dhaxaysaa afgooye iyo Balcad ayaa sheegaya in Xalay ilaa shalay galinkii…