Xarumihii waxbarashada ee Maraykanka oo ardaydu dib ugu noqonayaan fasalladii ay wax ku baranayeen
8-da Marso 2021 Badi dugsiyada waxbarashada ay dawladdu maamusho ee dalka Maraykanka oo xidhnaa muddo sanad ah…
Muuse Biixi muxuu ka yiri xaaladda “Cakiran” ee doorashooyinka Soomaaliya.
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta jeedinayay khudbad sanadeedka dastuuriga ee Baarlamaanka ayaa…
Maxay tahay digniinta ku socoto Shacabka Caasimada oo uu ku dhawaaqay gudoomiye Filish?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir…
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir” Hal bil ayuu sharci daro ku jooggaa Madaxtooyada Farmaajo”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha uu dhamaaday Muddo xileedkiisa…
Musharax Daahir Geelle “Haddii talada dalka naloo igmado dumarku waxay aad uga soo dhex muuqan doonaan labada lakab dowladeed heer federaal iyo dawlad goboleed”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay muhiimada ay…
Wasiirka Fowsiyo “Dhakhaatiirta Somaaliyeed shaki uguma jiro in cudurka uu yahay mid cusub
8-da Marso 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo…
Muuse Biixi “Shacbiga Muqdisho waxay u afduuban yihiin farmaajo, waxaan leenahay shacab xoog laguma heesto.
8-da Marso 2021 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay kulan uu la yeeshay baarlamaanka Somaliland…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa oo sheegay in ay Howlgalo ka sameeyeen degaanka Baloow
8-da Marso 2021 Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo ay sameeyeen Ciidamada…
Guurka Dan Jewett oo lagu shaaciyay website-ka hay’adda samafalka ee Giving Pledge.
8-da Marso 2021 MacKenzie Scott, oo ahayd xaaskii hore ee Jeff Bezos oo mar ahaa ninka ugu…
Beesha Caalamka oo wada kulamadii ay iskaga hor keeni lahaayeen dhinacyada isku haya xalka gaarida Doorashada..
8-da Marso 2021 Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Magaalada Muqdisho ka wada dadaalo lagu doonayo in miiska wadahadalada…
Wasiirad Fowsiyo iyo Gudoomiye Finish oo ka hadlay xaaladda Cudurka halista ah ee COVID-19 –
8-da Marso 2021 Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo dhagax dhigay degmada Feer-feer Ceel biyood Riig ah.
8-da Marso 2021 Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Isu duwaha Wasaaradda Tamarta iyo biyaha Gobolka…