Kenya oo walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska Badda ee Maxakamadda ICJ
2da Maarso, 2021 Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska…
Gabdhihii iskuuleyda ee dhawaan laga afduubtay waqooy bari Nigeria oo xoriyadda dib u helay
2da Maarso, 2021 Gabdhihii iskuuleyda ahaa ee dhawaan laga afduubtay waqooy bari Nigeria ayaa xoriyadda dib u…
Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay carqaladeyta wadahadallada midowga musharraxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha.
2da Maarso, 2021 Mucaaradka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu carqaladeynayo wadahadallada midowga musharraxiinta iyo…
Safaaradda Mareykanka oo twitter-ka soo dhigtay Fariin ay u dirtay madaxda dowladda iyo dowladaha xubnaha ka ah
2da Maarso, 2021 Safaaradda Mareykanka ay ku leedahay Muqdisho ayaa twitter-ka soo dhigtay qoraal ay ugu baaqeyso…
Maraykanka oo ka Digay weeraro Al-Shabaab ku qaadi karaan diyaaradaha isticmaala hawada dalka Kenya
2da Maarso, 2021 Warbixin kasoo baxday maamulka duulista hawada ee federaalka Mareykanka ee loo yaqaano (FAA) ayaa…
BBC oo Itoobiya u muujisay Wal walka ay ka qabaan Wariyaha ka tirsan ee la xiray
2da Maarso, 2021 Militariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa…
Kooxo burcad ah oo Wiil soomaaliyeed ku dilay Koofur Africa
2da Maarso, 2021 Wararka ka imaanaya Koofur Africa ayaa sheegaya in koox burcad ah xalay goobtiisa ganacsi…
Abwaan Cabdi kariin Shire oo ka mid ahaa Hobolada Waabari oo xalay u geeriyooday Xanuunka covid 19 Muqdisho
2da Maarso, 2021 Allaha u naxariistee Abwaan Cabdi kariin Shire Sandheere ayaa xalay ugu geeriyooday magaalada Muqdisho…
Beesha caalamka oo soo dhawaysay shirkii shalay ka dhacay Hotel Decale
2da Maarso, 2021 Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay wada hadallada socda ee ay yeelanayaan Dowladda Soomaaliya iyo…
Waa maxay ujeedka Shirka uu MW Farmaajo isugu yeeray Madax Goboleedyada?
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Madaxweynaha DFS ee muddo xileedkiisu dhammaaday 8-dii Febaraayo 2021 Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqad…
Dr Fuje: “Dalka waxaa lagu soo galaa Warqado been abuur ah oo muujinaya in qofka uu ka caafimaad qabo Covid-19”.
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Dr Maxamed Maxamuud Fuje oo ah Tala bixiyaha Caafimaadka Covid-19 ee Xukuumadda Federaalka ayaa…
Booliska Kenya oo toogasho ka geystay duleedka Nairobi
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya ayaa waxaa ay toogasho ku dileen Nin la…