Tirada duqeymaha uu Maamulkii Trump ka fuliyay Soomaaliya oo la shaaciyay
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha…
Millatariga Itoobiya oo xiray Weriye
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Milatariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa…
Deni oo shaaciyay waxa uu salka ku haayo khilaafka dowladda & Puntland
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntlan d Saciid Cabdullaahi deni ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha…
hoggaamiyaha Alshabab oo is bar bar dhigay dagaalka shabaab iyo kii Daraawiishtii ee Sayid Maxamed Cabdulle
2da Maarso, 2021 Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay codka hoggaamiyaha ururkaas Axmed Cumar Abuu Cubeyda, isagoo ka…
Nin sheegay in uu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo la soo taagay maxkamad ku taal Kiambu
2da Maarso, 2021 Nin ku hanjabay inuu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa la soo taagay…
Mareykanka oo ugu baaqay Sacuudiga inay kala dirto ciidamo si gaar ah u tababaran oo uu maamulo dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan.
2da Maarso, 2021 Mareykanka ayaa ugu baaqay Sacuudi Carabiya inay kala dirto ciidamo si gaar ah u…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Waxaan isku afgaranay in banaanbaxa uu dhaco maalinka Sabtiga 6-da bishan Maarso Daawo Muqaal.
2da Maarso, 2021 Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa markii ugu horaysay ka hadlay banaanbaxa lagu wado…
Xildhibaan Mahad Salaad oo carro ka muujiyey shirka uu madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madax goboleedyada
2da Maarso, 2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ee UPD…
Dowlada UK oo u yareeysay gargaarka ay siin jireen Yemen oo colaad lix sano ka socotay ragaadisay
2da Maarso, 2021 Ingiriiska ayaa aad u yareeyey gargaarka uu siiyo Yemen oo colaad lix sano ka…
Weerarradii Maraykanka ka gaystay Somaliya xilligii Trump oo aad uga badan waqtiyadii madaxweynayaashiii ka horreeyey ee Barack Obama iyo George W. Bush.
2da Maarso, 2021 Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha…
Qodobo hor dhac ah oo ka soo baxay shirka u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga murashixiinta
1da Maarso, 2021 Shirkii u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga musharaxiinta, Qeybo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada…
Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in la diiwaan geliyay 135 xaalado cusub oo COVID-19 ah
1da Maarso, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku…