Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo ka hadlay kiiska Wariye Kilwa sheegayna in la Maxkamadeeynayo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeeysay waxaa uu ka hadlay kiiska Wariye…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhulalka lambarkoodu yahay 30 & 31 ee degmada Hodon kama mid ah Dhulka Dugsi sare Xamar ee lambarkiisu yahay 32!

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 15-Dec-2020 ayaa soosaartay Amar fulin xooggan  oo loogu madax-banneynayo Milkiyadda iyo ku dhaqanka  dhulka Lambarkiisu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taal Britain oo xukun ku ridey Muwaadin Soomali ah oo diley xaaskiisa

Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukunta Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 sano jir…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo ku riixaya Soomaaliya iyo Kenya inay ka wada hadlaan Kiiska Badda

Dowladda Turkiga ayaa ka shaqeyneysa sidii uu u dhex dhexaadin lahaa Soomaaliya iyo Kenya si ay uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM oo howlgal kula wareegay Saldhigyo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo saaray warbixin la xiriirta howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada AMISOM…

Posted in WARARKA MAANTA

Dil ka dhacay Magaalada Beledweyne & faah faahin kasoo baxeysa

Kooxo hubeysan ayaa waxaa ay Maanta xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne  la sheegay  ku dileen Askari ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Sweden oo soo dhaweeysay heshiiskii dowladda & Midowga Musharixinta

Dowladda  Sweden oo kamid ah dowladaha taageeraada siiya Soomaaliya ayaa soo dhaweysay hehsiiskii habeen ka hor Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay mas’uuliyiin ka tirsan boqortooyada Sucuudiga

Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay cunaqabateyn kusoo roogtay tiro kamid ah mas’uuliyiinta boqortooyada Sucuudiga kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadada KM4 oo goor dhawayd lagu kala cararay kadib markii gaari looga shakiyay Qarax Halkaas lagu arkay..

February  27 /2/ 2021 Waxaa goor dhawayd Orod iyo Fakatax ka dhacday Wadada aada garoonka Muqdisho ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Sucuudiga oo gashaanka u Daruray warbixintii ka soo baxday sirdoonka Mareykanka oo lagu sheegay in dilkii loo geystay Wariye Jamaal Khaashuqji uu amray Maxamed Bin Salmaan

February  27 /2/ 2021 Wasaaradda arrimaha dibadda ee Boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa jawaab ka bixisay warbixin kasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxo Hubeysan oo goor dhawayd Suuqa Xoolaha B/weyne ku dilay askari Qorigiina ka qaatay..

February  27 /2/ 2021 Wararka ka imanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay goor dhawayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka iskaashiga Sweden oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya, soona dhoweeyey heshiiskii ay magaalada Muqdisho ku gaareen dowladda iyo midowga musharraxiinta.

February  27 /2/ 2021 Wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Sweden, Per Olsson Fridh ayaa ka hadlay…