Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska oo aroortii hore saakay hawlgal burburin ah ku bilaabay dhismaha dugsiga Hoyga Xamar ee ku yaalla dagmada Hodan

February  26, /2/ 2021  Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa aroortii hore saakay hawlgal burburin ah ku bilaabay dhismaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada la dagaalanka Argagixisada Puntland ee PSFoo Howlago ka sameeyay deegaanada gobolka Bari oo ay ku sugan yihiin Al_Shabaab iyo Daacish.

February  26, /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Deegaanada Puntland ayaa sheegaya in  Ciidamada PSF ee maamulkaasi ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay “ waxay si diiran usoo dhawaynaysaa heshiiskii xalay ee Raysul Wasaare Rooble iyo Musharixiinta.

February  26, /2/ 2021 War kaso baxay xafiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiski…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Qudbadihii Musharixiinta iyo Xubnihii ka socday Dhinaca Dowlada

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Qaacida oo ku dhawaaqday Hogaamiyihii badali lahaa Ayman Al Zawaahiri oo Geeriyooday Sanadkii hore..

February  26, /2/ 2021 Al-Qaacida ayaa ku dhawaaqday Hogaamiyaha Cusub ee Kooxdaasi waxaana uu badelayaa Ayman Al…

Posted in WARARKA MAANTA

diblomaasiyiin u dhalatay Ruushka iyo qoysaskooda oo ka safray Kuuriyada Waqooyi iyagoo isticmaalaya gaari gacmeed ka dib Xayraadii Covid19.

February  26, /2/ 2021 Koox diblomaasiyiin u dhashay Ruushka iyo qoysaskooda ayaa ka safray Kuuriyada Waqooyi iyagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaxootiga ka soo Cararay Colaada dalka Yemen oo soo gaaray Dekadda magaalada Boosaaso

 February  26, /2/ 2021 Qaxooti ka kooban Soomaali iyo Yemenyihiin, oo ka soo cararay colaadda ka aloosan…

Posted in WARARKA MAANTA

Khudbadihii laga jeediyay shirkii dowladda Federaalka iyo Midowga Murashixiinta

 February  26, /2/ 2021 Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in Wasaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo sheegay in wada hadalka ay la yeesheen Xukuumadda uu ahaa mid miro dhal ah

 February  26, /2/ 2021  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in wada hadalka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Amnesty International oo Eritrea ku eedaysay xasuuq inay ka gaysatay Gudaha Dalka Itoobiya

February  26, /2/ 2021 Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Heshiiskii uu xalay la gaaray Midowga Musharixiinta..

February  26, /2/ 2021 Ra’iisul Wasaare ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo, madaxda Galmudug, HirShabeelle…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoraal xalay ka soo baxay beesha caalamka oo lagu soo dhaweeyey heshiiskii xukuumadda iyo golaha midowga musharaxiinta

February  26, /2/ 2021 Qoraal xalay  ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyey heshiiskii ka…