Posted in WARARKA MAANTA

Xasan Cali kheyre oo ku dhawaaqay in dib loo dhigay banaanbixii Bari oo Jimco ahaa..

February  25, /2/ 2021 Raisal wasaarihii hore ee Somaliya Xasan cali kheyre kana mid ah Musharixiinta Mucaaradka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in la diiwaan geliyay 138 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay

February  25, /2/ 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: afhayeenka Xukuumada oo goor dhawayd ku dhawaaqay Heshiiska la gaaray

February  25, /2/ 2021 Waxaa goor dhawayd saxaafada la hadlay afhayeenka Xukuumada Soomaaliya maxamed Ibraahim Macalimuu oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa kuma bilyaneerka 70 jirka ah ee xukuma Dubai loona haysta afduubka gabdhihiisa?

February  25, /2/ 2021 Sheekh Maxamed bin Rashid Al Maktoum waa bilyaneer 70 jir ah oo xukuma…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Waxaa goor dhawayd soo gaba gaboobay kulankii Rooble iyo Midowga Musharixiinta Muqaal dawo

Waxaa goor dhawayd oo caawa Fiidkii ah la soo gaba gabeeyay shirkii u socday RW Maxamed Xusseen…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka u socda Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharaxiinta oo 2 qodob hordhac ah la isku af gartay.

. February  25, /2/ 2021 warar kala duwan ayaa ka soo baxaya shirkii goor dhawayd  ka furmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaarihii hore Kheyre oo ka baaqaday shirka Decale uga u socda Musharaxiinta, Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle

. February  25, /2/ 2021 Waxaa goor dhawayd soo baxayay warar sheegaya in uu ka baaqday shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoysas isku heystay nin ku lumay dagaalkii 77 oo uu kala saaray sheybaar DNA oo lagu qaaday Somali.

February  25, /2/ 2021 Muddooyinkan waxaa taagneyd hadal-heyn ku saabsan labo qoys oo ku muransanaa nin ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Shabaab ku soo qab qabtay Deegaanka Awdiinle .

February  25, /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Deegaanka Awdiinle  ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu hoggaaminayo Imaamka Mudulood Oo Gaaray Baladweyne, si uu uga Qeyb galo aaska Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

February  25, /2/ 2021 Wafdi uu hoggaaminayo Imaamka Mudulood Imaam Daahir imaam Maxamuud qeybna aay kayihiin Wabaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Goor dhawayd Garoonka Ugaas khaliif waxaa laga dajiyay Maydka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ugaaska Xawaadle oo ku geeriyooday Muqdisho

February  25, /2/ 2021 Wararka ka imaana Gobolka Hiran ayaa sheegaya in Goor dhawayyd la geeyay Halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Kenya oo afti dadweyne u qaaddayso qorshaha BBI oo la doonayo in wax looga badalo dastuurka dalka Kenya..

February 25, /2/ 2021 Dowladda Kenya ayaa isku diyaarinaysa inay afti dadweyne ay u qaaddo qorshaha la…